Thursday, March 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Caalamka

Madaxweynaha 46-aad ee Maraykanka oo la dhaariyay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Caalamka, Wararka
0
Madaxweynaha 46-aad ee Maraykanka oo la dhaariyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha la doortay ee Joe  Biden ayaa loo dhaariyay inuu noqdo Madaxweynihii 46-aad ee dalka Maraykanka.

Joe Biden  ayaa xilka la wareegaya iyadoo cudurka karoona fara ba’an ku hayo Maraykanka sidoo kalena ay jirto kala qaybsanaan shacab oo ka dhalatay siyaasaddii Donald a Trump.

Related posts

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 4, 2026
Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

March 4, 2026

Madaxwaynihii hore Donald Trump ayaa isaga tegay goor hore Aqalka Cad, isagoo iska diiday inuu ka qayb galo caleema saarka Madaxweynaha cusub.

Joe  Biden ayaa laga sugayaa inuu xalliyo kala qaybsanaanta dalka ka jirta iyo cudurka safmareenka ah ee COVID-19, waxaana uu khudbadiisa ku laban qaaday in uu ka shaqeynayo midnimada shacabka Mareykanka.

Sidoo kale waxaa iyana loo dhaariyay Madaxweyne ku-xigeenka Mareykanka Kamala Harris.

Previous Post

Kulan looga hadlayay xoojinta amniga oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo guddi u saaray aaska guddoomiyihii degmada Hodan oo xalay lagu dilay Muqdisho

Next Post
Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo guddi u saaray aaska guddoomiyihii degmada Hodan oo xalay lagu dilay Muqdisho

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo guddi u saaray aaska guddoomiyihii degmada Hodan oo xalay lagu dilay Muqdisho

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 4, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

March 4, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga  labaad ee tartanka

DAAWO:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay shacabka kadib meel marinta Dastuurka Qaranka

DAAWO:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay shacabka kadib meel marinta Dastuurka Qaranka

March 4, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyay shacabka soomaaliyeed ayaa ku bogaadiyey Xildhibaanada Labada Aqal...

Siyaasi Axmed Saafi oo soo dhaweeyay meel marinta Dastuurka Qaranka

Siyaasi Axmed Saafi oo soo dhaweeyay meel marinta Dastuurka Qaranka

March 4, 2026
0

Siyaaasi Axmed Saafi oo ka mid ah siyaasiyiinta ayaa soo dhaweeyay meel mrinta Dastuurka Qaranka ee ay Mudanyaasha labada Aqal...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In