Monday, March 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Galmudug oo xariga ka jaray qeyb cusub oo lagu soo kordhiyay Isbitaalka Gaalkacyo “SAWIRRO”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Galmudug oo xariga ka jaray qeyb cusub oo lagu soo kordhiyay Isbitaalka Gaalkacyo “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor  oo ay wehliyaan Wasiir ku xigeenka Wasaaradda caafimaadka Galmudug Mahad Caabi Ciise, Mas’uuliyiinta maamulka gobalka Mudug iyo kan dagmada Gaalkacyo ayaa xariga ka jaray qeybo cusub oo lagu soo kordhiyay Isbitaalka weyn ee Gaalkacyo kaas oo baahi weyn loo qabay isla markaana dhismaheeda iyo dayactirkeeda ay gacan ka geysatay hay’adda (NRC ) iyo dowladda Jarmalka .

Munaasabada xarig jarka ayaa waxaa ugu horeyn ka hadlay guddoomiyaha dagmadaGaalkacyo Cabdiraxmaan Sheekh Xasan Jimcaale iyo guddoomiyaha gobalka Mudug Cabdiraxmaan Cali Diiriye Isxal iyagoo uga mahadceliyay Hay’adda  (NRC) iyo dowladda Jarmalka waxaana  dhanka kalana ay sheen in baahi weyn loo qabay baalaarinta iyo dayactirka lagu sameeyay qeybta Hooyada iyo Dhallaanka Isbitaalka weyn ee magaalada Gaalkacyo .

Related posts

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

March 16, 2026
Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Mahad Caabi Ciise ayaa mahadcelin ka dib xusay in talaabadan ay qeyb ka tahay waxqabashada baahida dhanka Caafimaadka ee ka jirta Gobolka Mudug.

Madaxweynaha dowladda goboleedka  Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa u mahadceliyay Hay’adda  (NRC)  iyo dowladda Jarmalka isagoo sidoo kalana xusay in dowlada goboleedka  Galmudug ay xooga saari doonto qalabeynta iyo dhameystirka qeybtaan lagu soo kordhiyay Isbitaalka Galkacyo.

Previous Post

Taliyaha ciidanka Dhulka Xoogga dalka oo ciidanka ku ammaanay badbaadinta shacabka Soomaaliyeed

Next Post

Laamaha Amniga Caasimadda Galmudug oo tababar loo furay “SAWIRRO”

Next Post
Laamaha Amniga Caasimadda Galmudug oo tababar loo furay “SAWIRRO”

Laamaha Amniga Caasimadda Galmudug oo tababar loo furay "SAWIRRO"

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

March 16, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

March 15, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee, oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maanta magaalada Baydhabo waxa ay ka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee QM

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee QM

March 15, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta SoDMA ku qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In