Friday, February 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo tababar u furay boqollaal askar booliis cusub ah+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo tababar u furay boqollaal askar booliis cusub ah+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamad Xaashi Cabdi ย iyo taliyaha hoggaanka tababarrada iyo qorsheeynta ciidanka boliiska Soomaaliyeed sareeyo gaas Maxamad Cabdule Dhooreย  ayaa dagmada Cadaado ee maamulka Galmudugย  tababar ugu furayย  ciidamo cusub oo boliis ah oo ay yeelaneyso Galmudug.

Ciidamada tababarka loo furay oo dhan 400 ย askari, ayaa ka kala yimid 10 dagaan oo ka tirsan gobolka Galgaduud sida ย Cadaado , Baxdo , Cabudwaaq, Xeraale , Godin labe, Cada kibir , Balanbale , Docoleey , dhabbad , Miirjecley.ย  Waxa uuna soconayaa mudo 3 bilood ah .

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซe ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ช๐š๐ฒ๐›๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐๐š๐š๐ฅ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐๐ฎ๐ฎ๐ ๐ ๐š โ€œ๐๐š๐š๐๐ข๐ ๐จ๐จ๐›๐ค๐ข๐ข ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐†๐ž๐ž๐ฌ๐ค๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐šโ€

February 12, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Wafdi ka socday Boqortooyada Ingiriiska

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Wafdi ka socday Boqortooyada Ingiriiska

February 12, 2026

Taliska ciidanka boliiska Soomaaliyeedย  ayaaย  wada dadaalo ku aaddanย  in lasameeyo ciidamo cusub oo boliis ah oo ay ย yeelanayso dowlada goboleedyada dalka ka jira .

Iyadoo xusid mudan tahay in sidoo kale la furay dugsiga ciidankan cusub ku tababarayaan , ย uu xariga ka jaray madaxweyne ku xigeenka Galmudug .

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Maxamad Xaashi Cabdi ayaa uga mahadceliyay taliska ciidanka booliiska Soomaaliyeed taageerada ay la garab taaganyihiin maamulka Galmudug.

โ€˜โ€™Sida aad ย ย la wada ย ย ย socotaanย  waxaan hore tababaro ugu soo ย furnay , qaarkoodna usoo xirnay dowlad goboleedyada sida jubaland, iyo koon fur galbeed bilihii lasoo dhaafay,ย  taasi waxa ey qeyb ka tahay ololaha aan ku dooneeno in lasameeyo boliis dowlad goboleedyada , iyadoo wixii taakuleen ah uu ka caawinaayo taliska guudย  ee ciidanka boliska soomaaliyeed oo uu hormuudka u yahay taliyaha ciidanka boliiska Soomaaliyeed sareeyo gaas Maxamad Sheekh Xasan Xaamud, oo had iyo jeer u taagan sidii loo tayeeyn lahaa ciidamada boliiska Soomaaliyed heer fedraal iyo heer dowlad goboleed โ€˜โ€™ย  ayuu yiriย taliyaha hogaanka tababarada iyo qorsheenta ciidanka boliiska

Waa markii ugu horeysay oo maamulka Galmudug sidii loo dhisay uu sameesto ciidan cusub boliis ah maamulka uu leeyahay ,ย  waxaana munaasabadaasi tababarka lagu furaaye ka soo qeyb galayย  haween, maamulka dagmada Cadaado , dhalinyaro , xildhibaano ย iyo wasiiro ka tirsan Galmudug.

BH0A5252

BH0A5253

2

8

6

BH0A5229

Previous Post

Golaha Wasiirada oo Guddi u saarey Walaaca Culimada ee Sharciga Gender-ka”SAWIRO”

Next Post

Munaasabad lagu xusayo maalinta xorriyadda ee 1-da Lulyo oo caawa ka socota Muqdisho

Next Post
Munaasabad lagu xusayo maalinta xorriyadda ee 1-da Lulyo oo caawa ka socota Muqdisho

Munaasabad lagu xusayo maalinta xorriyadda ee 1-da Lulyo oo caawa ka socota Muqdisho

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซe ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ช๐š๐ฒ๐›๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐๐š๐š๐ฅ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐๐ฎ๐ฎ๐ ๐ ๐š โ€œ๐๐š๐š๐๐ข๐ ๐จ๐จ๐›๐ค๐ข๐ข ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐†๐ž๐ž๐ฌ๐ค๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐šโ€

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซe ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ช๐š๐ฒ๐›๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐๐š๐š๐ฅ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐๐ฎ๐ฎ๐ ๐ ๐š โ€œ๐๐š๐š๐๐ข๐ ๐จ๐จ๐›๐ค๐ข๐ข ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐†๐ž๐ž๐ฌ๐ค๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐šโ€

February 12, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa caawa ka qaybgalay Baalfurka Buugga โ€œBaadigoobkii Nabadda Geeska Afrikaโ€,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Wafdi ka socday Boqortooyada Ingiriiska

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Wafdi ka socday Boqortooyada Ingiriiska

February 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay wafdi sare oo ka socday Boqortooyada Ingiriiska oo ay hoggaaminaysay...

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo kulan la qaatay Wafdi ka socday Ingiriiska

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo kulan la qaatay Wafdi ka socday Ingiriiska

February 12, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa kulan la qaatay wafdi sare oo ka socday Boqortooyada...

Wasiirka Ganacsiga XFS oo Nairobi ka daahfuray bandhigga todobaadka ganacsiga Soomaaliya iyo Kenya

Wasiirka Ganacsiga XFS oo Nairobi ka daahfuray bandhigga todobaadka ganacsiga Soomaaliya iyo Kenya

February 12, 2026
0

Maanta waxaa si rasmi ah looga daahfuray Magaaladda Nairobi Bandhigga Todobaadka Ganacsiga Soomaaliya-Kenya iyo Qurbajoogta (Somalia-Kenya and Diaspora Trade Week),...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In