Tuesday, March 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mashaariic laga hirgeliyay degmada Walaweyn-Sawirro

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Mashaariic laga hirgeliyay degmada Walaweyn-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mashruucani  oo ku saabsan, sidii horumarin loogu sameyn lahaa adeegyada bulshada degmada Walaweyn ee gobolka Shabeelah hoose, ayaa waxaa si wadajir ah isaga kaashanayaan maamulka Koonfur Galbeed iyo kan degmadasi, ayadoo ay maalgelinaysao hay’ada laga leeyahay dalka Norway.

Howlaha horumarinta ayaa waxaa ka mid ah dhismaha suuq ay ku ganacsadaan shacabka walaweyne, leyrar cadceeda ku shaqeeya dhismaha xarumaha mamaulka iyo goobaha kale ee muhiimka ah.

Related posts

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

March 24, 2026
Wasaaradda Ganacsiga XFS oo dhiirrigalinaysa kordhinta wax-soo-saarka gudaha

Wasaaradda Ganacsiga XFS oo dhiirrigalinaysa kordhinta wax-soo-saarka gudaha

March 24, 2026

Yuusuf Cali Buule, oo ah ku simaha gudomiyaha ahne guddomiye ku xigeenka dhanka amniga degmadaasi oo ka hadalaya munaasabadaasi xariga looga jarayay mashruucasi ayaa uga mahadceliyaya dowlada Norway kaalinta ay ka qaadanayso horumarka bulshada.

Sidoo kale waxa halkaasi ka hadlay Ismaaciil Rooble Cali, oo isna ka mid ha mas’uuliyiinta mamaulka ayaa si gaar ah u codsaday in qorshaha lagu daro dib u dhis iyo dayactir lagu sameeyo waddooyinka oo xili roobaadka ay dhibaato ku qabaan bulshada.

Qaar kamid ah dadka degmada ayaa waxaa ay soo dhaweyeeyn howlahaasi lagu horumarinayo adeegyada bulshada ayagoo sheegey in suuq dhawaan loo hirgeliyaya uu waxbadan ka tari doono baahiyohooda.

Degmada Walaweyn oo kamid ah degmooyinka uu sida aadka ah u saameyey burburka ayaa waxaa in mudo ah ka jirtay baahiyo dhanka bulshada, waxaana talaabadan ay tahay mid wax weyn ku soo kordhin doonta horumarka bulshada degmadaas.

vlcsnap-2016-07-05-15h02m35s309 vlcsnap-2016-07-05-15h03m12s074 vlcsnap-2016-07-05-15h03m42s588 vlcsnap-2016-07-05-15h04m17s317 vlcsnap-2016-07-05-15h05m00s682 vlcsnap-2016-07-05-15h05m40s815 vlcsnap-2016-07-05-15h06m10s121 vlcsnap-2016-07-05-15h06m56s175 vlcsnap-2016-07-05-15h07m13s667 vlcsnap-2016-07-05-15h08m18s774 vlcsnap-2016-07-05-15h08m39s974 vlcsnap-2016-07-05-15h09m15s720 vlcsnap-2016-07-05-15h09m50s868 vlcsnap-2016-07-05-15h10m00s805 vlcsnap-2016-07-05-15h10m27s493 vlcsnap-2016-07-05-15h10m49s796 vlcsnap-2016-07-05-15h11m51s278 vlcsnap-2016-07-05-15h12m24s973 vlcsnap-2016-07-05-15h14m44s571 vlcsnap-2016-07-05-15h15m59s589 walaweyn

Previous Post

Afur wadareed lagu qabtay dalka Mareykanka-Sawirro

Next Post

Madaxweynaha oo ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda ciidda

Next Post
Madaxweynaha oo la kulmay Suxufiyiinta Soomaaliyeed

Madaxweynaha oo ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda ciidda

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

March 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

Wasaaradda Ganacsiga XFS oo dhiirrigalinaysa kordhinta wax-soo-saarka gudaha

Wasaaradda Ganacsiga XFS oo dhiirrigalinaysa kordhinta wax-soo-saarka gudaha

March 24, 2026
0

Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha dowladda FS mudane Jamaal Maxamed Xassan ayaa sheegay in wasaaraddu gacanta ku hayso siyaasad diyaarinta...

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

March 23, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Warciise ee gobolka Shabeellaha...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

March 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada iyo guud ahaan ummadda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In