Wednesday, March 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mashruuc indho-fiiqis ah oo ka bilaabatay Isbitaalka Banaadir

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
1 year ago
in Wararka
0
Daawo Sawirro Qurux badan iyo horumarka Dalka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta kormeeray isbitaalka hooyada iyo dhallaanka ee Banaadir si uu ugu kuurgalo mashruuc samafal ah oo la xiriira caafimaadka indhaha oo ka koobnaa indha-fiiqis, daweyn iyo ookiyaalo qoris oo loo fidiyay dadka Soomaaliyeed ee aan awoodin in ay iska bixiyaan qarashaadka ku baxaya caafimaadka indhaha, gaar ahaan dadka barakacayaasha ah ee ku sugan Muqdisho.

Mashruucan oo ay iska kaashadeen xarunta boqor Salman iyo hay’adda Al-Basar waxaa dalabkiisa lahaa maamulka gobolka Banaadir, waxaana ka faa’iideysanaya ku dhawaad 2,000 oo ruux oo u badan dadka danyarta ah.

Related posts

RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda

RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda

March 4, 2026
Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 3, 2026

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda caafimaadka XFS, Drs. Maryan Maxamed Xuseen, agaasimaha caafimaadka, Guddoomiyaha degmada Wadajir iyo agaasimaha Isbitaalka hooyada iyo dhallaanka Banaadir Dr, Fartuun Shariif Maxamed iyo Cumar Ibraahim oo qeyb ka ah xarunta boqor Salman ayaa kormeerkan qeyb ka ahaa, waxeyna dhammaantood gudsoomiyaha gobolka Banaadir uga mahad celiyeen sida ay uga go’antahay horumarinta howlaha samafalka la xiriira sida mashruucan oo kale.

Previous Post

Ra’iisul wasaare Xamsa oo ka tacsiyeeyay geerida wariye Cabdirisaaq Xaaji Maxamed Siraad

Next Post

Dowladda Soomaaliya oo markii ugu horreysay bilowday Calaameynta Rasaasta

Next Post
Dowladda Soomaaliya oo markii ugu horreysay bilowday Calaameynta Rasaasta

Dowladda Soomaaliya oo markii ugu horreysay bilowday Calaameynta Rasaasta

RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda

RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda

March 4, 2026
0

Muqdisho, Maarso 03, 2026: Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Saalax Axmed Jaamac, iyo Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir...

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 3, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado  biyo ah

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado biyo ah

March 3, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo ay wehliyaan Guddiga Abaaraha Galmudug, ayaa maanta gaaray Degmada...

Abshir Cukaash oo dil toogasho lagu xakumay

Abshir Cukaash oo dil toogasho lagu xakumay

March 3, 2026
0

Abshir Cukaash Cabdi oo Ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka, ayaa lagu eedeeyay In uu si kas ah u dilay Daahir...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In