Tuesday, March 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mid kamid ah Markiiba kalluumeysiga Shiinaha oo ku caariyay badweynta Hindiya

caqiil by caqiil
3 years ago
in Wararka
0
Mid kamid ah Markiiba kalluumeysiga Shiinaha oo ku caariyay badweynta Hindiya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xukuumadda Beijing, ayaa maanta oo Arbaca ah  ku dhawaaqday, in badweynta Hindiya uu ku caariyay mid ka mid ah Markiibtooda kalluumeysiga, taas oo keentay in la waayo dhammaan shaqaalahii saarnaa oo gaarayay 39 ruux.

Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping, ayaa amray in la billaabo howl-gal baaritaana ah oo lagu baadi goobaya Shaqaalahii markabkan, ku waasi oo  isugu jiray 17 Shiinees ah, 17 Indonesia ah iyo 5 ruux oo Filibiin u dhashay, sida lagu sheegay warbixinta.

Related posts

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

March 17, 2026
Wasiirka Cadaaladda XFS oo  lagu soo dhaweeyey UK

Wasiirka Cadaaladda XFS oo lagu soo dhaweeyey UK

March 16, 2026

Markabkan la waayay ayaa sida la shaaciyay waxaa leh shirkad Shiineeys ah oo lagu magacaabo Bangali Jinglu Fishery Co, oo ah shirkad ka ganacsato kalluunka.

Dawladda Shiinaha ayaa bilawday howlgalo degdeg ah oo lagu  oo lagu baadi goobaya Shaqaalaha Markabka la waayay, kuwaasi oo ay qeeyb ka yihiin safaaradaha dalalka Australia, Sri Lanka, Maldives, Indonesia, Philippines iyo dalal kale.

Dalka Shiinuhu ayaa la shegaa inuu leeyahay maraakiibta kalluumaysiga ee ugu badan adduunka, Hay’adda Cunnada iyo Beeraha ee Qaramada Midoobay ee magaceeda loo soo gaabiyo  (FAO) ayaa warxin ay baahisay sanadkii 2022-kii ku sheegtay in Beijing ay leedahay Maraakiib Kalluumeeysi oo gaaraya 564,000 oo Markab.

Previous Post

Ciidanka ammaanka oo gacanta ku soo dhigay dad ka Ganacsanayay Maandooriye

Next Post

Warbixinta Toddobaadlaha ee Waxqabadka Dowladda

Next Post
Warbixinta Toddobaadlaha ee Waxqabadka Dowladda

Warbixinta Toddobaadlaha ee Waxqabadka Dowladda

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

March 17, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Cadaaladda XFS oo  lagu soo dhaweeyey UK

Wasiirka Cadaaladda XFS oo lagu soo dhaweeyey UK

March 16, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macalin, oo safar shaqo ku jooga United...

Somali Leaders Honor Fallen Soldiers and Celebrate Military Gains During Ramadan

Somali Leaders Honor Fallen Soldiers and Celebrate Military Gains During Ramadan

March 16, 2026
0

The Ministers of Defense, Ahmed Moallim Fiqi; Education, Culture and Higher Education, Farah Sheikh Abdulkadir; Transport and Civil Aviation, Mohamed...

SoDMA, South West Ministry Launch Emergency Food Aid for Drought-Affected Families in Baidoa

SoDMA, South West Ministry Launch Emergency Food Aid for Drought-Affected Families in Baidoa

March 16, 2026
0

The Somali Disaster Management Agency (SoDMA), in collaboration with the South West State Ministry of Humanitarian Affairs, today launched the...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In