Wednesday, March 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mucaaradka Gini Oo Camabaareeya dilkii loo geeystay 90 qof oo rayid ah Xilli ay socden muddaaharaadyo

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Mucaaradka Gini Oo Camabaareeya dilkii loo geeystay 90 qof oo rayid ah Xilli ay socden muddaaharaadyo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mucaaradka dalka gini ayaa waxa ay shegeen in ciidamada Boliiska dalka gini ay  toogasho ku dileen in ka badan 90 qof,xilli ay dadkaasi dhigayeen banaanbaxyo looga soo horjeedo siyaasadda madaxweeynaha dalka gini alpha conde oo doonaya in mar saddeexaad loo doorto in uu madaxweyne ka noqdo waddanka gini.

alpha conde waa madaxweeynaha waddanka gini oo 82 jir ah ayaa waxaa uu doonayaa in uu ka qayb galo doorashada madaxtinnimo ee ka dhici doonta dalka gini bishan aynu ku jirno ee oct 18 waana markii  saddexaad ee uu konde doonayo in loo doorto madaxweeynenimo, isaga oo isbeddel ku sameeyay dastuurk dalka gini bishii march ee ina soo dhaaftay, taasi oo u saameysa in mar saddexaad uu u tartamo xilka madaxtinimo waxaana ka soo horjeestay qolyaha mucaaradka ah.

Related posts

DFS oo bixisay US$3.88 Milyan oo Caymis Takaful ah oo gaadhay 17,734 Xoolo-dhaqato

DFS oo bixisay US$3.88 Milyan oo Caymis Takaful ah oo gaadhay 17,734 Xoolo-dhaqato

March 4, 2026
RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda

RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda

March 4, 2026

maallinimadii isniinta ayaa mucaaradka isbaheeysiga dalakaasi uu ka soo horjeestay alpha konde waxa ay daabaceen qoraal ay ku muujinayeen in ciidamada boliiska rabshadaha ka hor taga inay toogteen dad gaaraya boqol qofood oo rayid ah.

wasiirka arrimaha amniga ee dalka gini albert damantang camara ayaa beeniyay sheegashada mucaaradka dadka ay sheegayan in ciidamadu ay toogteen.

Tags: Mucaaradka Gini Oo Camabaareeya dilka loo geeystay 90 qof oo rayid ah Xilli ay socden muddaaharaadyo
Previous Post

Ruushka oo doonaya in heshiiskii xabad joojinta Armenia iyo Azerbijan hore loo sii wado

Next Post

Madaxweyne Donald Trump oo dib ugu laabtay ololahiisa doorashada.

Next Post
Madaxweyne Trump oo ka hadlay xaaladda ismari waaga ah ee ka taagan Maraykanka

Madaxweyne Donald Trump oo dib ugu laabtay ololahiisa doorashada.

DFS oo bixisay US$3.88 Milyan oo Caymis Takaful ah oo gaadhay 17,734 Xoolo-dhaqato

DFS oo bixisay US$3.88 Milyan oo Caymis Takaful ah oo gaadhay 17,734 Xoolo-dhaqato

March 4, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya: Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay bixinta lacag dhan US$3.88 milyan oo ah caymiska Takaful ee xoolaha, taasoo si...

RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda

RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda

March 4, 2026
0

Muqdisho, Maarso 03, 2026: Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Saalax Axmed Jaamac, iyo Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir...

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 3, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado  biyo ah

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado biyo ah

March 3, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo ay wehliyaan Guddiga Abaaraha Galmudug, ayaa maanta gaaray Degmada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In