Thursday, April 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Munaasabad bilado lagu gudoonsiinayay Arday Kaalimaha Hore ka gashay Imtixaan oo Muqdisho lagu qabtay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Munaasabad bilado lagu gudoonsiinayay Arday Kaalimaha Hore ka gashay Imtixaan oo Muqdisho lagu qabtay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad ay ka qayb galeen mas,uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka ee Somalia ayaa waxaa shahaadooyin lagu Gudoonsiiyay Ardada kaalimaha hore ka gashay Tartan Cilmiyeed Hay.adda Waxbarashada Nile Academy oo Dalka Turkiga laga leeeyahay ay u qabatay Ardada wax ka barata Iskuulaadka Wax barasho Ee Gobolka Banaadir Iyadoo Munaasabadaas lagu qabtay Magaalada Muqdisho.

Munaasabada ayaa Mas,uuliyiinta ka qayb gashay waxaa ka mid ah Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arimaha Dibadda Soomaaliya Gudoomiye ku xigeeenka Maamulka Gobolka Banaadir Ee Arimaha Bulshada Gudoomiyaha Degmada Waabari  iyo Mas,uuliyiin kale waxaana lagu qabtay Degmada Waabari Iskuulka Farsamada gacanta Ee  Buulo Tikniko.

Related posts

Soomaaliya iyo Nigeria oo Xoojinaya Xiriirkooda Diblomaasiyadeed

Soomaaliya iyo Nigeria oo Xoojinaya Xiriirkooda Diblomaasiyadeed

April 9, 2026
Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

April 9, 2026

Ugu Horeyn ayaa waxaa ka hadlay Xaflada Gudoomiye ku xigeeenka Gobolka Banaadir Ee Arimaha Bulshada Iimaan Nuur Iikar  oo hambalyo u diray Ardada Faa,iideysatay waxaana uu ugu Baaqay Ardada Soomaalida ah ee wax ka barata iskuulada ay maamulaan Turkida in ay ka Faa,iideestaaan Fursadaha ay Heestaan.

Wasiir ku xigeeenka Wasaarada Arimaha Dibadda Soomaaliya Mudane Axmed Cali kadiye oo isna ka hadlay xafladaas Biladaha lagu gudoonsiinayay Ardada ayaa waxaa  uu marka hore mahad naq balaaran u diray Walaalaha Turkiga isagoo ku amaanay Doorkooda Waxbarashada Dalka waxaana uu u soo jeediyay in ay sii wadaan caawinta Dhalaanka Soomaaliyeed Dowladda Soomaaliyana ay Marwalba soo dhaweyneyso Caawintaas.

Previous Post

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho 23 02 2015

Next Post

Wasiirka Difaaca oo Kormeeray Xarunta laga dhisayo Kuliyada Saraakiisha Xogga dalka Soomaaliyeed{SAWIRRO}

Next Post
Wasiirka Difaaca oo Kormeeray Xarunta laga dhisayo Kuliyada Saraakiisha Xogga dalka Soomaaliyeed{SAWIRRO}

Wasiirka Difaaca oo Kormeeray Xarunta laga dhisayo Kuliyada Saraakiisha Xogga dalka Soomaaliyeed{SAWIRRO}

Soomaaliya iyo Nigeria oo Xoojinaya Xiriirkooda Diblomaasiyadeed

Soomaaliya iyo Nigeria oo Xoojinaya Xiriirkooda Diblomaasiyadeed

April 9, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Federaalka Nigeria, Mudane Mohamed Osman Mohamed, ayaa si rasmi ah waraaqaha aqoonsiga (Letters...

Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

April 9, 2026
0

Baydhabo, Abriil 9, 2026: Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa ka qeyb galay...

Markabkii Shidaalka qodayay oo soo gaaray Muqdisho

Markabkii Shidaalka qodayay oo soo gaaray Muqdisho

April 9, 2026
0

Waxaa saaka xeebta magaalada Muqdisho soo gaaray markabka qodista shidaalka Soomaaliya ee Çağrı Bey, kaas oo hore uga soo shiraacday...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shahaadooyin guddoonsiiyey  ka qaybgalayaasha Aqoon-kororsiga Warbaahinta Nabadda

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shahaadooyin guddoonsiiyey ka qaybgalayaasha Aqoon-kororsiga Warbaahinta Nabadda

April 8, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, mudane Daud Aweis , iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, mudane Cabdihakim...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In