Tuesday, February 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaano iyo Wasiirro maanta lagu soo dhaweeyey Gaalkacyo.

Ikraan Maxamed by Ikraan Maxamed
3 years ago
in Wararka
0
Xildhibaano iyo Wasiirro maanta lagu soo dhaweeyey Gaalkacyo.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadaan oo lagu soo dhaweynayay Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Galmudug Abdullaahi Xirsi Maxe”d, Xildhibaan Maxamed Barre Xaaji(Fiyoore), xildhibaan Qaladla Cali Cawaale, wasiirka wasaarada beeraha Galmudug Dr Axmed Nuur Xaaji iyo siyaasiyiin kasoo jeeda bulshada dagmada Bacaadweyne oo ay ka mid aheyd Maryan Geedi ayaa xalay la qabtay.

Guddiga Gurmadka iyo hormarinta bulshada reer Bacadwayne ee Gobolka Mudug.Nabadoon Maxamed Salaad Cilmi.ayaana ugu horeyn ka hadlay munaasabada isagoona uga mahad celiyay siyaasiyiinta xildhibaanada iyo wasiirada kasoo jeeda dagmada Bacaadweyne ee u yimid ka wardoonista iyo la socodka waxa ay ku nool yihiin bulshada ay matalaan ee ku nool gobalka mudug gaar ahaan Galkacyo oo tabashooyin ka qabeen mudooyinkii u danbeeyay xuquuqyada asaasigaa ee ay la wadaagaan bulshada kale iyaguna xaqqa u laahaayeen taas oo sababtay in is fahmi waa uu ka abuuro Galkacyo

Related posts

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 23, 2026
Somalia Congratulates Brunei on National Day

Soomaaliya oo u hambalyeeysay Maalinta Qaranka Brunei

February 23, 2026

Xildhibaan Qaladla Cali Cawaale iyo Xildhibaan Maxamed Barre Xaaji ayaa iyaguna halkaas uga warbixiyay ujeedka socdaalada ay maalmihii u danbeeyay ay ku tagayeen deegaanada iyo dagmooyinka ay ku nool yihiin bulshada ay ku matalaan kuraasta Golaha shacabka baarlamaanka fadaraalka soomaaliya

Ugu danbeyna gudoomiye ku xigeenka baarlamaanka Galmudug ayaa sheegay in si isku duubni ah siyaasiyiin waxgarad iyo shacab loo wada shaqeyn doona.

Previous Post

Koox ku eedeysan dil ka dhacay Garowe Muqdisho lagu qabtay.

Next Post

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 oo 𝗾𝗮𝗮𝗯𝗶𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗳𝗱𝗶 𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗱𝗮 𝗵𝗲𝘆’𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗨𝗡𝗜𝗖𝗘𝗙

Next Post
𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 oo 𝗾𝗮𝗮𝗯𝗶𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗳𝗱𝗶 𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗱𝗮 𝗵𝗲𝘆’𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗨𝗡𝗜𝗖𝗘𝗙

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 oo 𝗾𝗮𝗮𝗯𝗶𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗳𝗱𝗶 𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗱𝗮 𝗵𝗲𝘆’𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗨𝗡𝗜𝗖𝗘𝗙

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 23, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Somalia Congratulates Brunei on National Day

Soomaaliya oo u hambalyeeysay Maalinta Qaranka Brunei

February 23, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay hambalyo diirran u diraysaa Boqor Hassanal Bolkiah, Dowladda iyo shacabka Brunei Darussalam munaasabadda Maalintooda Qaranka. Soomaaliya...

Somalia Congratulates Brunei on National Day

Somalia Congratulates Brunei on National Day

February 23, 2026
0

The Federal Republic of Somalia extends its warmest congratulations to His Majesty Sultan Haji Hassanal Bolkiah, the Government, and the...

Adeegyada dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah oo laga wada hadlay

Adeegyada dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah oo laga wada hadlay

February 23, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Cabdiqaadir Cilmi ayaa guddoomiyay kulan la xiriira arrimaha adeegyada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In