War Murtiyeed laga soo saaray Shirkii Dib u heshiisiinta koonfur Galbeed Soomaaliya
Waxa Magaalada Baydhabo lagu soo geba gebeeyey shirkii dib u heshiisiinta ee maamulka Koonfur Galbeed iyo siyaasiyiinta mucaaradka ku ah, ...
Waxa Magaalada Baydhabo lagu soo geba gebeeyey shirkii dib u heshiisiinta ee maamulka Koonfur Galbeed iyo siyaasiyiinta mucaaradka ku ah, ...
Guddoomiye Ku-Xigeenka Labaad Ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane.Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa Shir Guddoomiyay Kalfadhiga 2-aad Kulankiisa 15-aad ...
The Speaker of the Federal Parliament of Somalia, H.E Sheikh Adan Mohamed Nur (Madobe) met with UNSOM Political Affairs officer, ...
The newly appointed Somali Police Chief General Sulub Ahmed Firin has officially taken over the office from his predecessor General ...
Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa dowlad goboleedka Jubbaland,ayaa maanta howlgal qorsheysan ku dilay ugu yaraan afar dhagarqabe oo ka tirsanaa ...
Guddiga horumarinta adeegga Bulshada, arrimaha babani'aadanimad,Warfaafinta iyo dhaqanka Aqalka Sare oo gudanaya waajibaadkiisa uu u xilsaaranyahay ayaa maanta Xafiiska Guddiga ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe),ayaa kulan la qaatay madaxa Xafiiska Siyaasadda (UNSOM) ...
Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta tababar u soo xiray dufcada lixaad ee Ciidamada Booliska Jubbaland oo ...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowlad Gobaleedka Galmudug Cumar Cabdi Maxamed (Omar Gure) oo sheegay in Gole deegaan loo ...
Taliyaha cusub ee ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jeneraal Sulub Axmed Firin, ayaa maanta xilka si rasmi ah kala wareegay Taliyihii hore ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho