Ra’iisul Wasaare Xamse Oo Caawa Dalka Dib Ugu Soo Laabtay
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre iyo wafdigii uu hoggaamiyay oo booqasho rasmi ah ugu maqnaa dalka ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre iyo wafdigii uu hoggaamiyay oo booqasho rasmi ah ugu maqnaa dalka ...
Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose Ibraahim Aadan Cali Najax ayaa xaqiijiyay in laamaha amniga dowladda Soomaaliya ay xaafadd If iyo Aakhiro ...
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ay wehliso Agaasimaha Kormeerka Qiimeynta iyo Xalka Waara ayaa ...
Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jaamac Xasan Khaliif, ayaa maanta furay Shir ay ka soo qeybgaleen ...
Munaasabada xuska maalinta caalamiga ah ee Oof-wareenka Adduunka oo la xuso sanad walbo 12 November si bulshada looga wacyigeliyo loona ...
Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa ...
Guddoomiyaha Hay’adda maareynta Musiiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Dhexe ee Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka kulan kula ...
Madaxweyne ku-xigeenka Dowlada Jubaland, Mudane Maxamuud Sayid Aadan, ayaa daahfuray Ololaha Tallaalka isku dhafan ee Jadeecada iyo Dabaysha oo maanta ...
Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kormeeray qaar ...
Guddiga Madaxa Banaan ee dib u heshiisiinta Qaranka ayaa ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo dagaalka ka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho