RW Xamse oo la kulmay qaar kamid ah dadka qaba baahiyaha gaarka ah
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane, Hamza Cabdi Barre ayaa maanta la kulmay qaar kamid ah dadka qaba baahiyaha gaarka ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane, Hamza Cabdi Barre ayaa maanta la kulmay qaar kamid ah dadka qaba baahiyaha gaarka ...
November sanadkii tegay bartamaheedii ayay ciidamada Amniga ka soo xeraan xaafadda Oodweyn ee degmada Dayniile Cabdirisaaq Cabdullaahi Axmed Yarow oo ...
Wasaaradda tamarta iyo kheyraadka biyaha Galmudug oo ka fal-celineysa abaaraha baahsan iyo biyo yarida kajirta deegaanada Galmudug ayaa qodista ceel ...
Cutubyo ka tirsan Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed iyo nabad sugidda maamulka Jubbaland ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgal wada jir ah ...
Guddoomiyaha Jaamacadda Somali International University - SIU mudane 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐘𝐮𝐮𝐬𝐮𝐟 𝐒𝐡𝐞𝐞𝐤𝐡 𝐂𝐮𝐦𝐚𝐫 iyo Guddoomiye ku-xigeenka dhinaca cilmibaarista iyo horumarinta (Research ...
Waxaa maanta garoonka Aadan Cadde booqasho indha-indheyn ah kutagay Maareeyaha Guud ee hay’ada Tayo-dhawrka Soomaaliyeed mudane Burhan Iman oo ay ...
Xarig jarka mashruucan lagu soo saarayo calafka xoolaha waxaa ka qaybgalay Xildhibaan Cabdirashiid Xidig, Wasiiro ka tirsan Galmudug, maamulka degmada ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo uu wehliyo Madaxweyne Ku Xigeenka maamulka Mudane Yuusuf Axmed Hagar ayaa ...
Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa digniin u dirtay dadka sida sharci darada ah u dhisanaya dhulalka ay leedahay wasaaradda ...
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliyaa ayaa ku Wargalisay Dhammaan Hey’addaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Hay’addaha aan dowliga ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho