Madaxweyne Farmaajo oo dallacsiiyay ciidamadii jilbaha u aasay duulaannkii lagu soo qaaday ciidda Soomaaliya
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Framaajo ayaa min hal darajo dalacsiiyay ciidamadii jilbaha u aasay duulaankii Jabhadda falaagada ...
















