Maamulka Gobolka Hiiraan Oo Kormeeray Goobaha Laga Dhisay Biyo Xireenada Webiga Shabeelle “SAWIRRO”
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Mudane Cali Jeyte Cusmaan, Guddoomiye ku-xigeenka siyaasadda iyo maaliyadda mudane Abuukar Sheekh Cabdullaahi Maadeey iyo Maayarka magaalada ...
















