Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya “SAWIRRO”
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Ingiriiska u ...
















