Wasaaradda Waxbarashada oo soo saartay shahaado cusub oo aan la been abuuri karin
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa maanta kormeeray xarun Wasaaradda ugu talagashay ...
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa maanta kormeeray xarun Wasaaradda ugu talagashay ...
Kofi Annan, oo ahaa xoghayihii hore ee Qaramada Midoobay ayaa maanta geeriyooday isagoo da'diisu aheyd 80 sano jir. Mr Annan ...
Shirka wadatashiga Diyaarinta Hanaanka Qaran ee dib u heshiisiinta ayaa diirada lagu saarayaa sidii loo heli lahaa qabya qoraalka Siyaasadda ...
Ciidanka Daraawiishta maamul Goboleedka Puntland ayaa dib ula wareegay degaanka Af-urur oo ka tirsan Gobolka Bari. Janaraal Axmed Cabdi Xaashi, ...
Suldaan Maxamed Suldaan Yuusuf oo socdaal ku soo maraya qaar ka mid ah dalal ka mid ah Qaaradda Yurub, kana ...
Muqdisho, Ogoosto 18, 2018; Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo casho sharaf u sameeyey ...
Ka dib markii ciidanka Yuhuuda ay xireen masjidka Barakeysan ee ALAQSA ayaa daraasiin Falastiiniyiin ahi banaan bax cabasho ah ka ...
Carwada Bandhiga Buugaagta Muqdisho oo mudo saddex berri ah ka socotay Magaalada Muqdisho ayaa waxa soo xiray Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda ...
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir ayaa Magaalada Nairobi kula kulmay dhigiisa Kenya Mr. Peter G. Munya. ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna duqa Magaalada Muqdisho Eng; C/raxmaan Cumar Cusmaan (Yariisoow) ayaa sheegay in ammaanka caasimadda Dalka Soomaaliya ee ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho