Danjiraha cusub Brazil ee Soomaaliya oo laga guddoomay Nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Danjirenino
Agaasimaha Habmaamuuska Qaranka ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya Mudane Xuseen Cabdisalaam, ayaa maanta ka guddoomay ...
















