Wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya oo ka hadlay jaamacadda London-Sawirro
Wasiirka arimaha dibada Soomaaliya mudane Cabdisalaan Cumar Hadliye, ayaa khudbad dheer oo ka hadlaysa horumarka Soomaaliya ka jeediyey machadka dhaqaalaha ...
Wasiirka arimaha dibada Soomaaliya mudane Cabdisalaan Cumar Hadliye, ayaa khudbad dheer oo ka hadlaysa horumarka Soomaaliya ka jeediyey machadka dhaqaalaha ...
Kulanka oo ciwaan looga dhigay doorka dhalinyarada ee dhismaha qaran, waxaa soo abaabulay madasha aragtida aqoonyahanka nool ee Maan, waxaana ...
Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta lagu wadaa in ay kulan ku yeeshaan xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho, kulankaas ...
Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan waxa ay sheegayaan in caawa galbeedka magaalada uu ka socdo dagaal xoog ...
Shirkan maanta Cadaado lagu soo gabangabeeyay ee looga hadlayay midaynta siyaasadda dawladaha hoose ee dalka ayaa ahaa midkii sadexaad oo ...
Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo dhawaysay dadaalada Boqortooda Sacuudi Arabiya oo ku aadan u adeegista arrimaha Xajka iyo booqashada goobaha xurmada ...
War-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo nuqul ka mid ah la soo gaarsiiyay Radio ...
Wasiir Ku xigeenka Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga Prof. C/lahi, Sheekh Cali "Qalloocoow" ayaa magaaladda Qaahira ee dalka Masar uga ...
Tababar ku saabsanaa dib u eegidda dastuurka ayaa loo qabtay xubno ka socday ururada bulshada rayidka ah kaasoo ay soo ...
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliya S/Gaas Bashiir Mohamed Jamacayaa magaalada Livinstone ee dalka Zambia uga qeyb galaya shirka 2-di Sanaba Mar ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho