Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay maalinta Calanka
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa shacabka Soomaaliyeed u direy hambalyo ku aaddan maalinta calanka Soomaaliya , ayadoo ...
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa shacabka Soomaaliyeed u direy hambalyo ku aaddan maalinta calanka Soomaaliya , ayadoo ...
Caawa fiidkii ayaa diyaarad weyn oo rakaab ah waxa ay ku dhacday inta u dhaxeysa deegaanka Carbiska iyo degmada Afgooye, ...
Diyaarad weyn oo nooca rakaabka ah ayaa caawa fiidkii ku dhacday inta u dhaxeysa deegaanka Carbiska iyo degmada Afgooye. Taliye ...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa sawirada xuska maalinta Calanka oo lagu qabtay Aqalka dowladda Hoose ee Xamar. ...
Hay'adda CISP ayaa Galkacyo ka bilowday Mashruuc lagu dayactirayo xarumo Waxbarasho “Sawiro” Mashruucaan oo isagu qeyb ka ah mashaariic la doonayo ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusman “Jawaari” ayaa maalinnimada berrito ah oo ay taariikhdu ku beegan ...
Furitaanka Jaamacadda Abraar ayaa waxaa ka qeybgalay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda oo uu ka mid yahay agaasimaha guud ee wasaaradda ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho