Boob loo geysanayo goobaha ganacsata Ajaanibta ah ee dalka Koonfur Afrika
Johannesburg: Dukaamo ajaaniibi leedahay ayaa dab la qabadsiiyey halka qaar kalena lagu boobay tuulada Alexandra oo ku taala duleedka waqooyi ...
Johannesburg: Dukaamo ajaaniibi leedahay ayaa dab la qabadsiiyey halka qaar kalena lagu boobay tuulada Alexandra oo ku taala duleedka waqooyi ...
Muqdisho, Jannaayo 26, 2015....Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa ka tacsiyeeyey geeridii ku timi Allaha ...
Kulan looga soo horjeeday wargeys ka soo baxa dalka Faransiiska oo aflagaaddo u geystay Nabigeenna Muxamad “N.N.K.H” oo ay soo ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in heshiisyada ay kala saxiixdeen dowladaha Soomaaliya iyo ...
Munaasabadaan lagu taageerayay mashaariicda horumarineed ee ay dowladda Turkiga ka hirgelisay magaalada Muqdisho, laguna soo dhaweynayay booqashii taariikhiga ahayd ee ...
Maxamed Cilmi Afrax “Mideeye” oo ka mid ah musharaxiinta u taagan qabashada xilka madaxtinimada goboladda dhexe ee dalka gaar ahaan ...
Allaha u naxariistee Marxuum Maxamed Ibraahim Xaabsade ayaa lagu wadaa in maanta lagu aaso magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay, ...
Kooxda Fiorentina ayaa garoonkeeda Stadio Artemio Franchi barbardhac 1-1 ah kula gashay kooxda Roma. Kooxda Fiorentina ayaa goolka la hor ...
Dalka Marti galinayo koobka qaramada afrika ee Equatorial Guinea iyo xulka Congo ayaa u soo baxay wareega labaad ee koobka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho