Soomaaliya Oo Golaha Ammaanka Ee Qaramada Midoobay Ka Hor-Jeedisay Mowqifkeeda Adag Ee Qaddiyadda Falastiin
RADIO MUQDISHO(NEWYORK):- Intii lagu guda jiray kulankii 10,000-aad ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa Soomaaliya si cad uga muuqatay ...
















