Odayaasha Gobolada Waqooyi oo si cad uga hor yimid damaca Itoobiya
Odayaasha Dhaqanka Gobalada Waqooyi ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag uga horyimid damaca itoobiya ee badda Soomaaliya. Odayaasha Dhaqanka ...
Odayaasha Dhaqanka Gobalada Waqooyi ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag uga horyimid damaca itoobiya ee badda Soomaaliya. Odayaasha Dhaqanka ...
Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Khudbadii Jimcaha ee kaga hadlay xadgudubka Itoobiya ee gobnimada iyo midnimada dalka iyo ...
Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khadka taleefanka kula hadlay Madaxweynaha dalka Turkiga Mudane Rajab Dayib Ordogan ayaa uga ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo caawa khadka taleefanka kula hadlay Madaxweyne Ku-xigeenka Midoowga Yurub ahna Madaxa ...
Dowladda Turkiga ayaa sheegtay in ay ka walaacsan tahay heshiiska is-afgaradka dhexmaray Ra’iisul Wasaaraha dowladda federaalka Itoobiya Abiy Axmed iyo ...
War-saxaafadeed ka soo baxay dowladda Suudaan ayaa looga hadlay Xadgudubka dowladda Itoobiya ee gobnimada iyo midnimada dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka ...
Qaar ka mid ah Xildhibaannada Soomaalida ee laga soo ďoorta Ismaamulka Soomaalida ee dalka Kenya shir ku yeeshay xarunta Baarlamaanka ...
War qoraal ah oo ka soo baxay Ururka Iskaashiga Islaamka ee (OIC) ayaa lagu muujiyay diidmada fal kasta oo ka ...
Kaaliyaha dhinaca Siyaasadda u qaabilsan madaxweynaha Iiraan, Ibrahim Ra’isi, ayaa mas'uuliyadda weerarkii shalay ka dhacay gobolka Kerman ee koonfurta Iiraan ...
Guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika Midowga Moussa Faki Mahamat wuxuu si dhow ula socdaa xiisadda ka dhalatay heshiiska ay kala saxiixdeen ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho