Safiirada Soomaaliya iyo Ingiriiska ee Ethiopia oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada Dal
Safiirka Jamhuuriyadda Soomaaliya ee dalka Ethiopia Mudane Cabdullaahi Maxamed Warfaa, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Dawladda Ingiriiska u fadhiya ...
















