Mudanayaasha Golaha Shacabka Oo Ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Daawada
RADIO MUQDISHO:-Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay yeesheen maanta ku ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Daawada, taasoo ujeedadeedu ...















