Isdiiwaangelinta dadweynaha ee doorashooyinka Gaalkacyo oo heer gabo-gabo ah maraya
RADIO MUQDISHO(GALMUDUG):-Isdiiwaangelinta dadweynaha ee doorashooyinka qof iyo cod ee Golaha Deegaanka Degmada Gaalkacyo, ayaa maraysa heer gabagabo ah, iyadoo si ...















