Thursday, March 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qaar ka mid ah Muwadiniinta Soomaaliyeed ee ku dhibanaa Dalka Liibiya oo Maanta lagu soo celinaayo Magaalada Muqdisho.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
70-qof oo laga soo celiyay Maraykanka oo soo gaaray Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qaar kamid ah Tahriibayaashii Soomaaliyeed ee ku dhibanaa gudaha Wadanka Liibiya ayaa la filayaa in Maanta laga soo dajiyo Garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde.

Muwadiniintan la filayo in ay maanta Soo gaaraan Magaalada Muqdisho oo tir ahaan lagu sheegay 16 Muwaadin ayaa ayaga iskood u doortay in ay dalkood dib ugu soo noqdaan.

Related posts

Wasiirka Dekedaha oo ka mahadceliyey ansixinta heshiiska FAL 1965 

Wasiirka Dekedaha oo ka mahadceliyey ansixinta heshiiska FAL 1965 

March 5, 2026
Golaha Wasiirrada XFS oo Ansixiyey Heshiisyo Caalami ah iyo Xeer-nidaamiyeyaal Muhiim ah

Golaha Wasiirrada XFS oo Ansixiyey Heshiisyo Caalami ah iyo Xeer-nidaamiyeyaal Muhiim ah

March 5, 2026

Maryan Yasiin  oo ah ergayga gaarka ah ee ee Xukuumadda Soomaaliya u qaabbilsan xuquuqda tahriibayaasha ayaa sheegtay in muwadiniinta maanta lagu soo celinaayo dalka ay qabaan dhib badan iyo dhawacyo ay u geesteen kooxaha arxanka daran ee Magafayaasha loo yaqaan.

Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo uu horkacayo Ra’isul Wasaare ku Xigeenka Dalka ayaa iminka ku sugan Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde si ay usoo dhaweeyaan Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee doortay in ay Dalkooda dib ugu soo noqdaan.

Wixii Warar ah ee kusoo kordho Wararkeena Danbe ayaan idinkuugu soo gudbin doonaa insha allah.

Previous Post

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Columbus “SAWIRRO

Next Post

kulan lagu taageerayay barnaamijka taakulaynta Ciidamada Xoogga Dalka oo lagu qabtay Maraykanka

Next Post
kulan lagu taageerayay barnaamijka taakulaynta Ciidamada Xoogga Dalka oo lagu qabtay Maraykanka

kulan lagu taageerayay barnaamijka taakulaynta Ciidamada Xoogga Dalka oo lagu qabtay Maraykanka

Wasiirka Dekedaha oo ka mahadceliyey ansixinta heshiiska FAL 1965 

Wasiirka Dekedaha oo ka mahadceliyey ansixinta heshiiska FAL 1965 

March 5, 2026
0

Muqdisho, 05 Maarso 2026 – Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Soomaaliya ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur,...

Golaha Wasiirrada XFS oo Ansixiyey Heshiisyo Caalami ah iyo Xeer-nidaamiyeyaal Muhiim ah

Golaha Wasiirrada XFS oo Ansixiyey Heshiisyo Caalami ah iyo Xeer-nidaamiyeyaal Muhiim ah

March 5, 2026
0

Muqdisho, Khamiis, 05 Maarso 2026 – Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, kaas...

Wasaaradda Warfaafinta oo soo dhaweysay Ansixinta  dhammeystirka Dastuurka JFS 

Wasaaradda Warfaafinta oo soo dhaweysay Ansixinta  dhammeystirka Dastuurka JFS 

March 5, 2026
0

Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya ayaa si diirran u soo dhoweysay ansixinta ay Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ku meel mariyeen...

Wasaaradda Hawlaha Guud ee XFS oo soo dhaweysay ansixinta Dastuurka JFS

Wasaaradda Hawlaha Guud ee XFS oo soo dhaweysay ansixinta Dastuurka JFS

March 5, 2026
0

MUQDISHO | 05 Maarso 2026 – Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Soomaaliya ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa si diirran...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In