Wednesday, March 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Afgaanistaan

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Afgaanistaan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka oo la soo gabagabeeyay “SAWIRRO”

Tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka oo la soo gabagabeeyay “SAWIRRO”

March 18, 2026
Tartamayaasha Degmada Hodan oo caawa ku guuleystay tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Hodan oo caawa ku guuleystay tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka “SAWIRRO”

March 17, 2026

Ugu yaraan 19 qof, oo ay ka mid yihiin 10-xubnood oo ka tirsan dadka tirada yar sikh ee Afganistaan, ayaa lagu dilay qarax naftii halignimo ah oo ka dhacay magaalada bari ee Jalalabad, sida ay sheegeen masuuliyiinta.

Qaraxa oo dhacay Axaddii shalay ayaa waxyeeleeyay dukaamo iyo dhismooyin ku dhow Mukhaberat, ayuu yiri Attaullah Khogyani, oo ah afhayeenka gobolka.

Qaraxa ayaa yimid saacado ka dib markii madaxwaynaha Afqaanistaan Ashraf Ghani uu ka qeyb galay xaflad lagu furayay isbitaal ku yaal magaalada caasimadda  ah ee Nangarjar.

Taliyaha Booliska Nangarhar, Ghulam Sanayi Stanekzai, ayaa sheegay in qaraxa uu ahaa mid naftii halignimo ah oo la beegsaday baabuur ay saarnaayeen xubno ka tirsan qowmiyadda Sikh kuwaasi oo doonayay iney la kulmaan madaxweynaha Afgaanistan.

Inamullah Miakhel, Afhayeenka Waaxda Caafimaadka ee Nangarhar, ayaa sheegay in 19 qof lagu dilay weerarka halka 20 kalena ay ku dhaawacmeen.waxayna  Saraakiisha sheegeen in ugu yaraan 10-Qof oo dhintay ay ahaayeen Qowmiyadda Sikhs.

Warbaahinta maxalliga ah waxay warineysaa in ciidamada ammaanku si deg deg ah u xireen goobta qarax uu ka dhacay  si gaadiidka gurmadka ah ugu suurta gasho iney qaadaan dhibanayaasha.

Ma jirto cid ilaa iyo hadda sheegatay weerarka naftii halignimada ah ee ka dhacay Afgaanistan.

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo Madaxtooyada ku Qaabilay Wafdiga Jabuuti 

Next Post

DHAGEYSO:- Barnaamij gaar ah oo ku saabsan baaqii uu Maxadweynaha u diray Soomaaliland

Next Post
DHAGEYSO:- Barnaamij gaar ah oo ku saabsan baaqii uu Maxadweynaha u diray Soomaaliland

DHAGEYSO:- Barnaamij gaar ah oo ku saabsan baaqii uu Maxadweynaha u diray Soomaaliland

Tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka oo la soo gabagabeeyay “SAWIRRO”

Tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka oo la soo gabagabeeyay “SAWIRRO”

March 18, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale iyo Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo...

Tartamayaasha Degmada Hodan oo caawa ku guuleystay tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Hodan oo caawa ku guuleystay tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka “SAWIRRO”

March 17, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Gobolka Banaadir oo deeq lacageed oo Ciid-siin ah u qeybiyey dad baahiya gaar ah qaba

Gobolka Banaadir oo deeq lacageed oo Ciid-siin ah u qeybiyey dad baahiya gaar ah qaba

March 17, 2026
0

Guddoomıyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdısho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta deeq lacageed oo Ciid-siin ah...

Hay’adda SoDMA oo Maalintii 3-aad Gurmad Biyo Dhaamin ah ka waddo Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo Maalintii 3-aad Gurmad Biyo Dhaamin ah ka waddo Baydhabo

March 17, 2026
0

Maalintii 3-aad, Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed si gaar ah gudaha iyo tuulooyinka ku xeeran magaalada Baydhabo, waxaa si xowli ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In