Thursday, March 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

R/W Ku-xigeenka dalka oo ka qeybgalay kulan lagu difaacayay Madaxbanaanida Soomaaliya

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
R/W Ku-xigeenka dalka oo ka qeybgalay kulan lagu difaacayay Madaxbanaanida Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa ka qeyb galay kulan lagu difaacayay madaxbannaanida Soomaaliya oo ay soo agaasimeen machadka Heritage.

Kulankan oo ay kasoo qeyb galeen xubno ka tirsan Xukuumadda, Xildhibaannada labada Aqal, aqoon-yahanno iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed ayaa looga hadlay sidii looga arrinsan lahaa damaca gurracan ee Itoobiya ay ku rabto inay ku qaadato qeybo kamid ah dhulka Soomaaliyeed.

Related posts

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 4, 2026
Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

March 4, 2026

Mudane Saalax ayaa xusay in Dowladda Soomaaliyeed qaadday tallaabooyin badan oo looga hortagayo heshiis ku sheegga lagu boobayo dhulka Soomaaliyeed.

“Heshiis ku sheeggani waxa uu xadgudub cad iyo gardarro ku yahay gobannimada, Qarannimada, madaxbannaanida, iyo midnimada dhuleed iyo ummadeed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waxa uuna meel-ka- dhac cad ka yahay Dastuurka Soomaaliya, mabaadii’da caalamiga ah iyo kuwa u yaal Ururada Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika, waxaana ay waxyeello ku yihiin deris-wanaagga iyo nabadda gobolka”. Ayuu yidhi Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka oo madasha ka hadlay.

Previous Post

Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo kulan la qaatay Taliyaha hoggaanka Baarista dambiyada ee CID

Next Post

Madaxweynaha JFS oo soo dhaweeyay taageerada Dowladda Shiinaha ee Madaxbannaanida dhuleed iyo Midnimada JFS

Next Post
Madaxweynaha JFS oo soo dhaweeyay taageerada Dowladda Shiinaha ee Madaxbannaanida dhuleed iyo Midnimada JFS

Madaxweynaha JFS oo soo dhaweeyay taageerada Dowladda Shiinaha ee Madaxbannaanida dhuleed iyo Midnimada JFS

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 4, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

March 4, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga  labaad ee tartanka

DAAWO:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay shacabka kadib meel marinta Dastuurka Qaranka

DAAWO:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay shacabka kadib meel marinta Dastuurka Qaranka

March 4, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyay shacabka soomaaliyeed ayaa ku bogaadiyey Xildhibaanada Labada Aqal...

Siyaasi Axmed Saafi oo soo dhaweeyay meel marinta Dastuurka Qaranka

Siyaasi Axmed Saafi oo soo dhaweeyay meel marinta Dastuurka Qaranka

March 4, 2026
0

Siyaaasi Axmed Saafi oo ka mid ah siyaasiyiinta ayaa soo dhaweeyay meel mrinta Dastuurka Qaranka ee ay Mudanyaasha labada Aqal...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In