Monday, April 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Real Oo Xaqiijisay In Ronaldo Uu Ku Biiri doono Juve

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Ciyaaraha
0
Real Oo Xaqiijisay In Ronaldo Uu Ku Biiri doono Juve
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Real Madrid ayaa xaqiijisay in Cristiano Ronaldo uu ku biiri doono xili ciyareedka soo socda Kooxda Juventus oo ka dhisan horyaalka Talyaaniga.

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023

Ronaldo oo 33 sano jir ah ayaa lagu wadaa in uu kaga dhaqaaqo kooxda Real Madrid 105 Milyan oo lacagta Ingiriiska ah waxaana uu soo gaba gabeyn doono 10 sano uu ku sugnaa magalada Madrid oo ay ka dhisan tahay Kooxda Real.

War qoraal ah oo ay shaaciyeen kooxda Real madrid ayeey ku sheegen in Ronaldo uu baaqi ku sii ahaan doono qalbiyadooda.

Qiimaha lacageed oo Juventus  kula wareegtay Ronaldo ayaa noqon doono kii ugu badnaa oo kooxda ay ku soo iibsato Ciyarayahan waxaana uu ka sare mari doono 75.3 Milyan oo ay ku soo iibsadeen Gonzalo Higuin oo ahaa xidiga lacagta ugu badan ay ku soo iibsadeen tariikhda inta ay dhisneyd kooxda ka dhisan magalada Torino halkaasi oo noqon doonto magalada cusub ee Cristiano Ronaldo oo ah xidiga ugu magaca dheere xidigaha ciyaara kubada cagta waana waxaana uu la simad yahay Messi oo shan jeer ku guuleystay laacibka ugu wanaagsan dunida.

Ronaldo waxaa ku biiray kooxda Real madrid sanadkii 2009 xiligaasi uu isaga dhaqaaqay kooxda Manchester United oo ka dhisan horyaalka Ingiriiska, xiligaasi wixii ka danbeyay wuxuu ahaa mid ku qanacsan magalada madrid hada ayeeyna soo gaba gaboowday ayadoo uu halkaasi ku soo dhaliyay 451 gool waxaana tiradaasi ay ka dhigan tahay in Ronaldo uu haatan yahay Ciyarayahanka Goolasha ugu badan u dhaliyay kooxda Real madrid tariikhda inta ay dhisan tahay ayadoo wararka suuqa kala iibsiga ay sheegayaan in badalka Ronaldo uu noqon doono Neymar oo Paris oo ka dhisan Faransiiska u ciyaaro.

Previous Post

Kulan looga hadlayey ka faa’iideysiga Kheyraadka dalka oo Muqdisho lagu qabtay “Sawirro”

Next Post

Guddoomiyaha Maxkamadda sare oo daahfuray hanaanka gal-dacwadeedka Electarooniga “Sawirro”

Next Post
Guddoomiyaha Maxkamadda sare oo daahfuray hanaanka gal-dacwadeedka Electarooniga “Sawirro”

Guddoomiyaha Maxkamadda sare oo daahfuray hanaanka gal-dacwadeedka Electarooniga “Sawirro”

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay  Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

April 6, 2026
0

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Somalia Defence Minister Visits AUSSOM Sector 3

April 6, 2026
0

The Minister of Defence of the Federal Government of Somalia, H.E. Ahmed Moallim Fiqi, visited the headquarters of Sector 3...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

April 6, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa booqday xarunta Qaybta 3aad ee Howlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga...

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgalo miino baaris ah ka sameeyay deegaanka Gololey

SNAF Clears IED in Gololey

April 6, 2026
0

The Somali National Armed Forces (SNAF) conducted a mine clearance operation today in the Gololey area, located in Balcad town...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In