Sunday, March 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Safaarada Soomaaliya ee Qatar oo soo dhaweysay guusha ay soo hoyeen kooxda kubadda cagta ee Jaalliyadda-Sawirro

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
Safaarada Soomaaliya ee Qatar oo soo dhaweysay guusha ay soo hoyeen kooxda kubadda cagta ee Jaalliyadda-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Safaarada Soomaaliya ee dalka Qadar ayaa munaasibad affur ah u samaysay Kooxda Kubadda Cagta ee Jaaliyada Soomaalida ee dalka Qadar kuwaasi oo laba Koob oo lagu qabtay magaalada DOHA mid kamida ku guulaystay inay  qaadaan, halka Koobkii kalena ay ka galeen  kaalinta sadexaad.

Munaasibada ayaa waxaa goob joog ahaa Safiirka Soomaaliya ee dalka Qadar, Qunsulka Safaarada Soomaalida,  mas’uuliyiin xilal kala duwan kasoo qabtay dawlada, Abwaano Soomaaliyeed kuwaasi oo dhamaantood muujiyey sida ay ugu farax san yihiin guusha ay soo hooyeen ciyaartooyda Soomaalida.

Related posts

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya oo booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaas

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya oo booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaas

March 15, 2026
Akhriso:Qaar kamid ah waxqabadyadii Baarlamaanka 11-aad ee Aqalka Sare

Akhriso:Qaar kamid ah waxqabadyadii Baarlamaanka 11-aad ee Aqalka Sare

March 15, 2026

Ugu horayn waxaa madasha ka hadlay tabaraha Kooxda Kubbada Cagta ee Jaaliyada Soomaalida Cabdirashiid Maxamuud Ciise wuxuuna ka warbixiyey Ciyaarihii ay ka qayb galeen iyo Guusha ay ka gaadheen.

Qunsulka Safaarada Soomaaliya Mudane Mukhtaar Cali Yuusuf ayaa dhankiisa bogaadiyey guusha ay soo hoyeen ciyaartoyda Soomaalida, wuxuuna sheegay inay tahay mid taariikhda u gashay.

Intaasi  waxaa dhalinyadu Koobka ay kusoo guulaysteen  gudoonsiiyeen Safiirka Soomaaliya ee dalka Qadar Mudane Cumur Cali  Idiris,  iyadoona Wejigooda laga dheehanayey farxad balaadhan.

Safiirka oo goobta ka hadlay ayaa sheegay in guusha ay u soo hoyotay dhamaan Ummada Soomaaliyeed, wuxuuna ku amaanay dedaalka balaadhan ee ay sameeyeen dhalinyaradu, isagoona xusay inay dawlada Qadar u gudbiyeen sidii ay u garab istaagi lahayd dhalinyarada looguna taageeri lahaa agab iyo garoon ay ku ciyaaraan.

?
?
?
?

20150711_192841 20150711_192852 20150711_193938 20150711_193941

?
?
?
?
?
?

IMG-20150712-WA0001 IMG-20150712-WA0003 IMG-20150712-WA0004 IMG-20150712-WA0005 IMG-20150712-WA0007 IMG-20150712-WA0008 IMG-20150712-WA0009

W/D: Axmed Darwiish oo Qatar jooga

Previous Post

Maamulka gobolka Banaadir oo ka hadlay amniga iyo nadaafadda Muqdisho

Next Post

Madaxweynaha oo u ambabaxay dalka Ethiopia

Next Post
Madaxweynaha: “Socdaalkeyga Dhuusamareeb waxaan ku soo arkey shacab diyaar u ah inay heshiiyaan, maamulna dhistaan’’

Madaxweynaha oo u ambabaxay dalka Ethiopia

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya oo booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaas

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya oo booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaas

March 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO(INDIA):-Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya oo xabsiga ku booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo muddo ku xiran dalka...

Akhriso:Qaar kamid ah waxqabadyadii Baarlamaanka 11-aad ee Aqalka Sare

Akhriso:Qaar kamid ah waxqabadyadii Baarlamaanka 11-aad ee Aqalka Sare

March 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Aqalka Sare ee Baarlamaanka ee 11-aad ayaa muddadii uu shaqeynayay ku guuleystay fulinta waajibaadyo muhiim ah oo kaalin muuqda...

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

March 15, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga  Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In