Tuesday, April 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Xanaanada Xoolaha Hirshabeele Oo Dhagax dhigay Suuqa Xoolaha

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Xanaanada Xoolaha Hirshabeele Oo Dhagax dhigay Suuqa Xoolaha
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka howlaha guud iyo dib-u-dhiska Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Jaamac Xuseen Xaanshi iyo Wasiirka Xanaanada Xoolaha Hirshabeelle Maxamed Maxamuud Goodir oo ay wehliyaan mayarka Baladweyne iyo Gudoomiyaha Degmada Baladweyne,ayaa si wada jir ah u dhagax dhigay suuqa xoolaha xaafadda howlwadaag ee Magaalada Baladweyne.

Dhagax dhiga dhismaha Mashruucaan, ayaa waxaa goobjoog ka ahaa maamulka degmada Baladweyne, Ganacsato xubnoka mid ah labada Gole ee Dowlada Hirshabeelle iyo marti Sharaf kale.

Related posts

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay  Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

April 6, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

April 6, 2026

Mashruucan lagu dhisayo Suuqa waxaa iska kaashaday Maamulka Hirshabeelle iyo Dowlada Soomaaliya oo gacan ka helayo Midowga Yurub qaasatan mashruuca horumarinta dhaqaalaha ee loo yaqaano ILED.

Wasiirka Xanaanada Xoolaha, dhirta iyo daaqa Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Maxamuud Ibraahim Goodir oo ugu horreyn munaasabada dhagax dhiga ka hadlay, ayaa ka waramaya ahmiyadda mashruucan u leeyaha Bulshada.

Wasiirka howlaha guud iyo gureynta Hirshabeelle Jaamac Xuseen Xaanshi ayaa sheegay in ka Wasaarada ahaan ay hubin doonaan tayada qalabka lagu dhisayo suuqan, isagoo ku booriyay bulshada degan xaafadda howlwadaag inay ka qeyb qaatan dhismaha suuqan.

Previous Post

Qaar Ka Mida Shaqaalaha Caafimaadka Oo Tababar Uga furmay Muqdisho 

Next Post

Wasaaradda Beeraha oo Muqdisho ka daahfurtay shirka Madasha Qaran ee Horumarinta Ganacsiga Beeraha

Next Post
Wasaaradda Beeraha oo Muqdisho ka daahfurtay shirka Madasha Qaran ee Horumarinta Ganacsiga Beeraha

Wasaaradda Beeraha oo Muqdisho ka daahfurtay shirka Madasha Qaran ee Horumarinta Ganacsiga Beeraha

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay  Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

April 6, 2026
0

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Somalia Defence Minister Visits AUSSOM Sector 3

April 6, 2026
0

The Minister of Defence of the Federal Government of Somalia, H.E. Ahmed Moallim Fiqi, visited the headquarters of Sector 3...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

April 6, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa booqday xarunta Qaybta 3aad ee Howlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga...

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgalo miino baaris ah ka sameeyay deegaanka Gololey

SNAF Clears IED in Gololey

April 6, 2026
0

The Somali National Armed Forces (SNAF) conducted a mine clearance operation today in the Gololey area, located in Balcad town...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In