Sunday, June 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka xanaanada xoolaha  oo Talyaaniga kula kulmay madaxa he’yada  FAO-Sawirro

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Wasiirka xanaanada xoolaha  oo Talyaaniga kula kulmay madaxa he’yada  FAO-Sawirro

06 July 2016 Rome, Italy - Signature of Letters of Intent "Addressing the adverse impact of El Niño on agriculture and food security"with representatives from the Governments of Ethiopia, Lesotho, Malawi, Somalia and Zimbabwe, FAO Headquarters (Sheikh Zayed Centre).

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka wasaarada xanaanada xoolaha Soomaaliya mudane Saciid Xuseen Ciid, ayaa xafiiskiiisa kulan gaar ah kula yeeshay madaxa hey’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan cunada iyo beeraha ee FAO, iyagoo ka wada hadlay is-kaashiga FAO iyo Soomaaliya,waxay kale oo ka wada hadleen sidii loo horumarin lahaa tayada iyo tirada shaqooyinka FAO ay ka qabato dhinaca xoolaha,daaqa iyo calafka.

Sidoo kale Wasiirka xanaanada xoolaha dhirta iyo daaqa Soomaaliya ayaa  magaalada Rome ee dalka Talyaaniga waxa uu u qeyb galay shir ay he’yada cuntada iyo beeraha ee aduunka ee FAO soo qabanqaabisay kaas oo looga hadlayay ka hortaga dhibaatooyinka ka dhasha  masiibooyinka dabiiciga ah ee ELNINO iyo LANINA oo  ah badanaa kuwo ku soo noqnoqda dalal badan oo Africa iyo Aasiya ku yaal islamarkaana si weyn u naafeeya xoolaha,beeraha iyo degaanka iyo dadkaba.

Related posts

Danjire Jaamac oo kulamo miro-dhal ah la qaatay Wasiirka Macdanta iyo Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga ee Burkina Faso

June 28, 2026
Dalka Australia oo looga dabaaldegay maalinta xornimada Jabuuti

Masiibooyinkan oo badinaa ka dhacay daadadka iyo abaaraha ka dambeeya,Shirkaan oo ay so qabanqaabiyeen heyadaha Qaramada Midoobey ee FAO,WFP iyo IFAD ayaa waxaa ka soo qaybgalay Wasiiro ka socda dalalka Zimbabwe,Lesotha,Soomaaliya,Ethiopia,Vietnam,Palau,Fiji iyo Southern Africa Development Community.

Shirka ayaa waxaa laga dhegaystay dalalkaas dhibaatooyinka ay daadadku iyo abaarahu u gaysteen wadamadooda iyo xoolaha iyo dadkaba,Soomaaliya waxaa Shirka lagu martiqaaday oo matalayay Wasiirka xanaanada xoolaha,dhirta iyo daaqa Dr.Siciid Xuseen Ciid oo halkaas ka jeediyay khudbad iyo  wakiilka Soomaaliya u fadhiya FAO Dr.Ibraahim

Gabagabadii Shirkaas ayaa waxaa lagu saxiixay heshiisyo is-afgarad oo wadamadaas loogu sameeyay balanqaadyo lacageed oo lagula tacaalayo sidii looga hortagi lahaa saamaynta xun ee musiibooyinkaasi ay ku reebaan xoolaha iyo dadka xoolo dhaqatada,beeralayda iyo dadka nugul.

06 July 2016, Rome, Italy - FAO Director-General Josè Graziano da Silva meeting  Said Hussein Eid, Minister for Livestock, Forestry and Range of the Federal Republic of Somalia. FAO Headquarters
06 July 2016, Rome, Italy – FAO Director-General Josè Graziano da Silva meeting Said Hussein Eid, Minister for Livestock, Forestry and Range of the Federal Republic of Somalia. FAO Headquarters
06 July 2016 Rome, Italy - Signature of Letters of Intent "Addressing the adverse impact of El Niño on agriculture and food security"with representatives from the Governments of Ethiopia, Lesotho, Malawi, Somalia and Zimbabwe, FAO Headquarters (Sheikh Zayed Centre).
06 July 2016 Rome, Italy – Signature of Letters of Intent “Addressing the adverse impact of El Niño on agriculture and food security”with representatives from the Governments of Ethiopia, Lesotho, Malawi, Somalia and Zimbabwe, FAO Headquarters (Sheikh Zayed Centre).
06 July 2016 Rome, Italy - 06 July 2016, Rome, Italy - FAO Director-General Josè Graziano da Silva meeting with H.E. Said Hussein Eid, Minister for Livestock, Forestry and Range of the Federal Republic of Somalia, FAO Headquarters.
06 July 2016 Rome, Italy – 06 July 2016, Rome, Italy – FAO Director-General Josè Graziano da Silva meeting with H.E. Said Hussein Eid, Minister for Livestock, Forestry and Range of the Federal Republic of Somalia, FAO Headquarters.
06 July 2016 Rome, Italy - Signature of Letters of Intent "Addressing the adverse impact of El Niño on agriculture and food security"with representatives from the Governments of Ethiopia, Lesotho, Malawi, Somalia and Zimbabwe, FAO Headquarters (Sheikh Zayed Centre).
06 July 2016 Rome, Italy – Signature of Letters of Intent “Addressing the adverse impact of El Niño on agriculture and food security”with representatives from the Governments of Ethiopia, Lesotho, Malawi, Somalia and Zimbabwe, FAO Headquarters (Sheikh Zayed Centre).
06 July 2016 Rome, Italy - Signature of Letters of Intent "Addressing the adverse impact of El Niño on agriculture and food security"with representatives from the Governments of Ethiopia, Lesotho, Malawi, Somalia and Zimbabwe, FAO Headquarters (Sheikh Zayed Centre).
06 July 2016 Rome, Italy – Signature of Letters of Intent “Addressing the adverse impact of El Niño on agriculture and food security”with representatives from the Governments of Ethiopia, Lesotho, Malawi, Somalia and Zimbabwe, FAO Headquarters (Sheikh Zayed Centre).
06 July 2016 Rome, Italy - Signature of Letters of Intent "Addressing the adverse impact of El Niño on agriculture and food security"with representatives from the Governments of Ethiopia, Lesotho, Malawi, Somalia and Zimbabwe, FAO Headquarters (Sheikh Zayed Centre).
06 July 2016 Rome, Italy – Signature of Letters of Intent “Addressing the adverse impact of El Niño on agriculture and food security”with representatives from the Governments of Ethiopia, Lesotho, Malawi, Somalia and Zimbabwe, FAO Headquarters (Sheikh Zayed Centre).
06 July 2016 Rome, Italy - El Niño and La Niña: Impacts, prospects and priorities for action, FAO Headquarters (Sheikh Zayed Centre).
06 July 2016 Rome, Italy – El Niño and La Niña: Impacts, prospects and priorities for action, FAO Headquarters (Sheikh Zayed Centre).
06 July 2016 Rome, Italy - Signature of Letters of Intent "Addressing the adverse impact of El Niño on agriculture and food security"with representatives from the Governments of Ethiopia, Lesotho, Malawi, Somalia and Zimbabwe, FAO Headquarters (Sheikh Zayed Centre).
06 July 2016 Rome, Italy – Signature of Letters of Intent “Addressing the adverse impact of El Niño on agriculture and food security”with representatives from the Governments of Ethiopia, Lesotho, Malawi, Somalia and Zimbabwe, FAO Headquarters (Sheikh Zayed Centre).

Previous Post

Ciidamada ammaanka oo hub ka soo saaray masjid ku yaal degmada Yaaqshiid+Sawirro

Next Post

Saraakiil ka tirsan Booliiska Mareykanka oo la dilay+Sawirro

Next Post
Saraakiil ka tirsan Booliiska Mareykanka oo la dilay+Sawirro

Saraakiil ka tirsan Booliiska Mareykanka oo la dilay+Sawirro

Danjire Jaamac oo kulamo miro-dhal ah la qaatay Wasiirka Macdanta iyo Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga ee Burkina Faso

Danjire Jaamac oo kulamo miro-dhal ah la qaatay Wasiirka Macdanta iyo Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga ee Burkina Faso

June 28, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Burkina Faso, Danjire Jaamac Xasan Khaliif ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Macdanta iyo...

Dalka Australia oo looga dabaaldegay maalinta xornimada Jabuuti

Dalka Australia oo looga dabaaldegay maalinta xornimada Jabuuti

June 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Sanad-guurrada 49-aad ee Xornimada Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa si weyn looga dabaaldegay magaalada Melbourne ee dalka Australia, halkaas oo ay...

Xoghayaha Guud ee Aqalka Sare oo la kulmay Xoghayaha Guud ee Baarlamaanka Carabta

Xoghayaha Guud ee Aqalka Sare oo la kulmay Xoghayaha Guud ee Baarlamaanka Carabta

June 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xoghayaha Guud ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdinaasir Ibraahim Guuleed, ayaa maanta kulan la qaatay Xoghayaha...

Guddoomiyaha SoDMA oo gaaray magaalada Baydhaba

Guddoomiyaha SoDMA oo gaaray magaalada Baydhaba

June 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In