Wednesday, March 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Caalamka

WHO Oo Shaacisay In Si Deg Deg Ah Looga Guuleysan Karo Cudurka COVID-19

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Caalamka, Wararka
0
WHO Oo Shaacisay In Si Deg Deg Ah Looga Guuleysan Karo Cudurka COVID-19
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO, ayaa maanta oo Isniin ah shaacisay in cudurka Safmarka ah ee COVID-19, si dhaqso leh looga gudbi karo haddii wadamada adeegsadan qalab saxan, lakiin Madaxda Hay’adda Caafimaadla Adduunka ayaa ka digay in cudurkaan uu sii jiri doono waqti dheer haddii aan la isticmaalin qalab sax ah.

“Haddii aan u isticmaalo aaladdaha aan gacanta ku hayno si sax, waan soo af-jari karnaa cudurkan si dhaqso ah” ayuu yiri Agaasimaha guud ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka Dr Tedros Adhanom,

Related posts

Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

March 25, 2026
Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

March 25, 2026

Intii lagu guda jiray shirka Financial Times ee Africa oo uu qadka Internet-ka uu kaga qaybgalay. ayuu Dr Tedros xusay in la filayo in dhammaan talaalada Cudurka si dhameystiran loo soo saaro dhamaadka sanadkan 2020 iyo horaanta sanadka 2021.

“Haddii aynaan adeegsan agabka saxda ah ee aan hayno wadamaddana ay haystaan waqti dheer ayuu nala joogaya cudurka safmarka ee COVID-2019” ayuu yiri Agaasimaha guud ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Dr Tedros Adhanom Ghebreyesus.

W/D: Cabdiweli Bile Cabdullaahi

Previous Post

Ciidanka Xoogga Dalka Oo Soo Furtay Shacab Afduub Ay U Heysteen Argagixisada

Next Post

Mashruuca Ka Soo Kabashada Xasaradaha Oo Ka Furmay Kismaayo “SAWIRRO”

Next Post
Mashruuca Ka Soo Kabashada Xasaradaha Oo Ka Furmay Kismaayo “SAWIRRO”

Mashruuca Ka Soo Kabashada Xasaradaha Oo Ka Furmay Kismaayo "SAWIRRO"

Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

March 25, 2026
0

Boqolaal qoys oo ka mid ah dadka ay saameysay abaarta daran ayaa gargaar biyo dhaamin ah laga gaarsiiyay deegaanno hoostaga...

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

March 25, 2026
0

Arday Soomaaliyeed ayaa guul taariikhi ah ka gaaray tartan caalami ah oo lagu qabtay dalka Shiinaha, iyagoo matalayay magaca iyo...

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
0

Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In