Tuesday, April 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xuska 76 guurada ka soo wareegtay aas aaska ciidanka booliska oo lagu qabtay Jowhar

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Taliyaha Ciidanka Xoogga iyo Abaandullaha oo Ciidamada Booliska ugu Hambalyeeyay Sanadguurada  75aad
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Baarlamaanka dowlad Goboleedka Hirshabeele ayaa ka qayb galay munaasabad lagu xusayay sanad guurada aas aaska ciidamada Booliska Soomaliya.

Xuska 76 guurada ka soo wareegtay aas aaska ciidanka booliska aya waxaa ka qeyb galay madax ka tirsan dowlad Goboleedka Hirshabeelle, maamulka Gobolka Shabeelaha Dhexe iyo qeybaha bulshada kaasi oo lagu qabtay magaalada Jowhar, waxaana ciidanka boolikska ay goobta ku soo bandhigeen gaaddo ka yaar.

Related posts

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay  Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

April 6, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

April 6, 2026

Qeybihii ka qeyb galay munaasabadda ayaa sanadkan kiise kale u rajeeyay in ay ku gaaraan Nabad iyo Baraare.

Ku-simaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle Sheekh Cismaan Barre Maxamed ayaa hambalyo  u diray dhamaan ciidanka Booliska Soomaaliya meelkasta oo ay joogaan, isagoo ku booriyay inay xoojiyaan ilaalinta sharciga.

“20-December ee sanadkii 1943 waa 76 guurada ka soo wareegtay aas aaska ciidanka booliska marka hore saraakiisha, saraalkii xigeenada, dableyda iyo Alifleyda waxaan leeyahay hambalyo waa sanad guuradiina dhamaan ciidanka booliska, gaar ahaan waxaan hambalyadaas u dirayaa waa ciidanka booliska ee ku sugan meelkasta oo ka tirsan Hirshabeelle, booliska waa ilaaliyaha sharciga”ayuu yiri Afhayeenka Baarlamaanka Hirshabeelle Cismaan Barre.

Previous Post

Dhageyso Barnaamijka Imaqashii ee Radio Muqdisho

Next Post

Guddoomiyaha Degmada Shangaani oo ku baaqay in dib loo dhiso guryaha ku yaala Degmada

Next Post
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xariga ka jaray dhismaha xarunta dhallinyarada Gobolka Banaadir “SAWIRRO”

Guddoomiyaha Degmada Shangaani oo ku baaqay in dib loo dhiso guryaha ku yaala Degmada

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay  Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

April 6, 2026
0

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Somalia Defence Minister Visits AUSSOM Sector 3

April 6, 2026
0

The Minister of Defence of the Federal Government of Somalia, H.E. Ahmed Moallim Fiqi, visited the headquarters of Sector 3...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

April 6, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa booqday xarunta Qaybta 3aad ee Howlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga...

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgalo miino baaris ah ka sameeyay deegaanka Gololey

SNAF Clears IED in Gololey

April 6, 2026
0

The Somali National Armed Forces (SNAF) conducted a mine clearance operation today in the Gololey area, located in Balcad town...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In