Saturday, October 25, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ ๐ค๐ฎ ๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง ๐ฅ๐š ๐ช๐š๐š๐ญ๐ž๐ฒ ๐”๐ซ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ค๐ก๐š๐š๐ญ๐ข๐ข๐ซ๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
3 months ago
in Wararka
0
๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ ๐ค๐ฎ ๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง ๐ฅ๐š ๐ช๐š๐š๐ญ๐ž๐ฒ ๐”๐ซ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ค๐ก๐š๐š๐ญ๐ข๐ข๐ซ๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaali Mohamed Hassan Mohamed ayaa xarunta dhexe ee Wasaaradda Caafimaadka ku qaabilay hoggaanka Somalia Medical Association (SMA) si ay ula wadaagaan qorshahooda cusub.

 

Related posts

Hayโ€™adda SoDMA oo soo saartay wargelin muhiim ah

Hayโ€™adda SoDM oo gobolka Shabeellaha Hoose u dirtay shixnad gargaar ah

October 24, 2025

Federal Government of Somaliaโ€™s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 24th October, 2025

October 24, 2025

Wasiir ku xigeenka ayaa sidoo kale ugu hambalyeeyee Dr. Luul oo markale loo doortey in ay dib u hogaamiso Ururka Dhakhaatiirta Soomaaliyeed waxa uuna kula dar daarmey in ay sii laba jibaaraan dadaalidii ay horey u wadeen, Ururka ayaana ka mahadceliyey qaabilaada Wasiir ku xigeenka ayagoo tilmaamey in ay markasta diyaar u yihiin wada shaqeynta Wasaaradda iyo in ay qaataan doorkooda.

 

Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxaa ka goโ€™an horumarin iyo tayeynta Caafimaadka Caafimaadka Soomaaliya taasoo qeyb ka ah yoolka guud ee Wasaaradda Caafimaadka.

 

Previous Post

Federal Government Condemns Hijacking of SEA WORLD Vessel, Calls for Immediate Release and Constitutional Compliance

Next Post

Wasiirka Caddaaladda XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Majmaca Culimada Soomaaliyeed

Next Post
Wasiirka Caddaaladda XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Majmaca Culimada Soomaaliyeed

Wasiirka Caddaaladda XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Majmaca Culimada Soomaaliyeed

Hayโ€™adda SoDMA oo soo saartay wargelin muhiim ah

Hayโ€™adda SoDM oo gobolka Shabeellaha Hoose u dirtay shixnad gargaar ah

October 24, 2025
0

Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, ayaa shacabka ku nool gobolka Shabeellaha Hoose si gaar ah deegaannadii dhawaan laga xoreeyay...

Federal Government of Somaliaโ€™s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 24th October, 2025

October 24, 2025
0

Federal Government of Somaliaโ€™s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 24th October, 2025 ย  1- President Hassan Sheikh Mohamud met with new...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 24-ka October, 2025

October 24, 2025
0

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 24-ka October, 2025 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la yeeshay...

Guddoomiyaha Doorashooyinka Qaranka  โ€œSiyaasiyiinta bannaanka jooga wixii ay qaban lahaayeen ayaan gacanta ku heynaaโ€

Guddoomiyaha Doorashooyinka Qaranka โ€œSiyaasiyiinta bannaanka jooga wixii ay qaban lahaayeen ayaan gacanta ku heynaaโ€

October 24, 2025
0

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ka qeybgalay Kulanka todobaadka warbaahinta qaranka ayaa sheegay in heer gabagabo ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In