Thursday, August 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wafdi ka socoda Galmudug oo tagay Xeraale

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Wafdi ka socoda Galmudug oo tagay Xeraale
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Iyadoo dhawaan ay dagaallo qasaare gaystay ay ka dheceen deegaanka Xeraale ee Gobolka Galgaduud, ayaa maamaulka Galmudug waxaa uu wadaa dadaallo ku aadan sidii loo soo afjari lahaa xiisadaasi.

Wafdi isugu jira Wasiiro iyo Xildhibaano katirsan Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa gaarey magaalada Xeraale Axadii gelinkii dambe, iyagoo u kuurgalaya saameynta dagaaladii dhawaan ka dhacay halkaasi.

Related posts

Soomaaliya iyo Masar oo ka wada-hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo amniga Geeska Afrika

Soomaaliya iyo Masar oo ka wada-hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo amniga Geeska Afrika

August 19, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Sacuudiga ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Sacuudiga ee Soomaaliya

August 19, 2026

Masโ€™uuliyiinta ayaa la kulmay qaar kamid ah waxgaradka deegaanka, iyagoo wax laga xukmaado ku tilmaamay dagaalada islamarkaana ku baaqay in shacabka ay dib ugu soo laabtaan guryahooda, dhinacyadii dagaalamayna ay nabadda qaataan.

Wasiirka Arrimaha diinta iyo Awqaafta Dowlad Goboleedka Galmudug oo kamid ahaa xubnaha wafdigaasi uu ka kooban yahay ayaa ka hadlay ujeedka socdaalkooda.

โ€œWaxaan u imaanay halkani in aan u kuurgalno xaaladda deegaanka iyo nolosha shacabka, runtii magaalada way haawanaysa, 2% boqolkiiba oo kaliya ayaa soo laabtay dadka dagaalada ka barakacay, waxaan ugu baaqaynaa shacabka in ay guryahooda ay dib ugu soo laabtaanโ€, Ayuu yir Wasiir Mursal C/raxmaan.

Previous Post

Madaxweyihii hore oo kulan la yeeshay jaaliyadda Soomaaliya ee K. Afrika-Sawirro

Next Post

Safiirka Soomaaliya ee dalka Yemen oo la kulmay Taliyaha amniga magaalada Cadan

Next Post
Safiirka Soomaaliya ee dalka Yemen oo la kulmay Taliyaha amniga magaalada Cadan

Safiirka Soomaaliya ee dalka Yemen oo la kulmay Taliyaha amniga magaalada Cadan

Soomaaliya iyo Masar oo ka wada-hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo amniga Geeska Afrika

Soomaaliya iyo Masar oo ka wada-hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo amniga Geeska Afrika

August 19, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali, iyo dhiggiisa dalka Masar, Badr Abdelatty, ayaa Talaadadii khadka taleefanka wada-hadal ku...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Sacuudiga ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Sacuudiga ee Soomaaliya

August 19, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay safiirka Boqortooyada...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐‰๐…๐’ ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐ƒ๐š๐ง๐ฃ๐ข๐ซ๐š๐ก๐š ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐š๐ง ๐ž๐ž ๐‡๐ข๐ง๐๐ข๐ฒ๐š

August 18, 2026
0

Ra'iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa qaabbilay Danjiraha cusub ee dalka Hindiya u soo magacowday...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo daahfurtay Sharciga Cadaaladda Daโ€™yarta Soomaaliyeed

August 18, 2026
0

Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho ku daahfurtay Sharciga Cadaaladda Daโ€™yarta Soomaaliyeed, oo ah Sharci...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In