Monday, March 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta oo tababbar u furay qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
6 years ago
in Wararka
0
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta oo tababbar u furay qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ku dhawaad 20- ka tirsan howl-wadeenada warbaahinta Qaranka ayaa ka qeybgalay tababbar ku saabsan soo saarista Barnaamijyada iyo ka shaqeynta Warbaahin danabeedka.

Tababbarkan oo socon doono muddo Todobaad ah ayaa waxaa ugu horreyn ka hadlay Agaasimaha Telefishinka Qaranka, Faarax Salaad Dharaar, isagoo soo dhaweeyay Macallimiinta bixineysa tababbarka oo ka socod hay’adda Vikes ee dalka Findland.

Related posts

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

March 22, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

March 22, 2026

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya,mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh Al-caddaala oo furay tababbarka ayaa hay’adda Vikes iyo Dowladdooda Finland ugu mahad celiyay sida naf-hurnimada leh ee ay ugu heellan yihiin tayada warbaahinta Soomaaliyeed iyo sida ay wax ugu beddeleen howlahooda. wuxuuna  ku dhiirrigeliyay shaqaalaha qaadanaya tababbarka in ay ka faa’iideystaan fursadda Waxbarasho ee ay heystaan, taasi oo wax badan ka baddeli doonta wax soo saarkooda.

Mr Beek oo ka mid ah Macallimiinta ka socota hay’adda Vikes ee dalka Findland ayaa ballanqaaday in ay aqoontooda uga faa’iideyn doonaan shaqaalaha wasaaradda, isagoo sheegay in ay bari doonaan soo saarista Barnaamijyada qaar iyo warbaahin danabeedka oo uu si toos ah u quseeyo tababbarka.

Agaasimaha Shaqaalaha iyo tababbarrada Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya, Cabdiraxiin Ciise Caddow ayaa shaqaalaha ka qeyb galaya Tababbarka kula dardaarmay in ay ka faa’iideystaan casharrada ay qaadanayaan

Previous Post

Heshiis horudhac ah oo laga gaaray colaad beeleed ka taagneed Galgaduud

Next Post

Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS oo qabatay shir ku saabsan sharciyada hortabinta u leh dalka+sawirro

Next Post
Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS oo qabatay shir ku saabsan sharciyada hortabinta u leh dalka+sawirro

Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS oo qabatay shir ku saabsan sharciyada hortabinta u leh dalka+sawirro

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed in dalku uu...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay odayaasha...

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo kulan ciyaareedka AFCON-2027 kaga qayb galaya Mozambique

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo kulan ciyaareedka AFCON-2027 kaga qayb galaya Mozambique

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO(Mozumbique):-Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda Cagta ayaa ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee Aaden Cadde International Airport, iyagoo ka...

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden, Cabdikarin Axmed Maxamed, ayaa toddobaadkan waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Finland, Alexander Stubb....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In