Shir looga hadlayo ammaanka ayaa maanta ka furmay magaalada Garoowe, kaasoo ay ka soo qeyb galeen ururrada bulshada, culimaa'udiinka iyo masuuliyiin uu ka mid ahaa madaxweyne ku-xigeenka Puntland. Guddoomiyaha baarlamaanka...
Read moreAfhayeenka golaha barlamaanka Sooamaliya mudane Maxmed Sheekh Cismaan Jawaari oo ka hadlay kulan-howleed uu la yeeshay wasiirka boostada iyo isgaarsiinta ayaa golaha xukuumada Soomaaliya ka dalbaday iney gacanta dowlada dib...
Read moreMuqdisho, 12 May 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qaranka, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah magaalada Muqdisho uga furey xarun cusub oo...
Read moreMadaxweynaha dowladda Mareykanka Barack Obama ayaa dib uga laabtay magacaabistii safiirkii ugu horreeyay muddo 24-sanadood ah ee ay dowladda Mareykanka us oo magacaawdo dalka Soomaaliya, Sida uu sheegay Aqalka Cad...
Read moreMadaxweynaha maamulka Koofur-Galbeed ayaa gaaray degaanka Balli-Doogle ee gobolka Shabeelaha Hoose, halkas oo uu kulamo ku leeyahay saraakiisha ciidammada iyo qeybaha bulshada. Socdaalka Shariif Xasan ayaa ku saabsan sidii looga...
Read moreHowl-gal bilowday xalay 2dii habeenimo ayey ciidamadda NISA ka fulliyeen xafaddo ka tirsan dagmadda Hodan oo ay ka mid ahaayeen carwadii hore ee Taleex xafada African Villige iyo Al Baraka,...
Read moreUrurka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed (NUSOJ) ayaa ugu baaqay ciidamada AMISOM inay wax ka bedelaan qaab baariseedka ah isticmaalka eeyaha ee ka dhanka ah Qalabka shaqo ee shaqaalaha Warbaahinta marka ay...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho