Muqdisho, 21 April 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud , ayaa maanta cambaareeyay falka foosha xun ee ay ku kaceen maliishiyaadka ururka ISIL oo dalka Libya ku...
Read moreMunaasabad maanta lagu qabtay magaalada Cadaado ee gobolka Galguduud ayaa waxaa ka qeybgalay odayaasha dhaqanka ee ka kala yimid degmooyinka gobollada Mudug iyo Galguduud, mas,uuliyiinta maamulada Ximan iyo Xeeb, Galmudug,...
Read moreQarax loo adeegsaday gaari ayaa ka dhacay maqaayad ay dad badani ku jireen oo ku taalla ka soo horjeedka Hotelka Centeral ee magaalada Muqdisho. Maqaayaddan oo Banooda lagu magacaabo ayaa la...
Read moreMaxkamadda dambiyada ee dalka Masar ayaa ku labaatan sano oo xabsi ah ku xukuntay madaxweynihii xilka laga tuuray ee Masar Maxamed Mursi iyo xubno kale oo ka tirsanaa xisbiga Xorriyadda...
Read moreKulankani ay iskugu Yimaadeen Masuulayiin ka tirsan Dowladda Somaaliya Madax Dhaqameedyo , ,Haween , dhaliyaro iyo Marti sharaf kale ayaa waxaa looga hadlayay Xariga dhibane Xaashi Omar Xassan oo Muddo...
Read moreWaxaa maanta Kulan balaadhan ku yeeshay magaalada Nairobi Raysal Wasaaaraha Xukuumada Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke iyo Madaxwayne ku xigeenka dalkani kenya William Ruttu . kulankan ayaa waxaa sidoo...
Read moreKulanka ayaa waxaa uu ka dhacay xarunta Safaaradda Dowladda Turkigu ku leedahay magaalada Muqdisho waxaana ay mas,uuliyiintu ka wada hadleen hormarinta Warbaahinta Qaranka iyo sidii Dowladda Turkigu gacan uga geysan...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho