Wasiirka waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee Xukuumadda Soomaaliya Khadro Bashiir Cali oo howlo shaqo ku joogta dalka Turkiga ayaa kulan kula qaadatay dalkaasi wasiirka waxbarashada Turkiga Mr Nabi Avaci,...
Read moreAgaasimaha Guud ee Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Mudane Axmed Xaaji Cabdi oo safar shaqo ku jooga dalka Kenya ayaa booqdey Xarunta hay'adda Isgaarsiinta ee dalka Kenya ( Communication Authority of Kenya...
Read moreTaariikh: April 29, 2015 Ujeeddo:- Warsaxaafadeed Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalku, waxaa maantay oo ay taariikhdu tahay 29/04/2015, ay soo saartay Warsaxaafadeed, ku saabsan arrin ka soo yeertay qaar...
Read moreWasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeyee” oo La Hadlay Radio Muqdisho ayaa Sheegay in Dowladda Soomaaliya ay ka xuntahay islamarkaana ay ka...
Read moreWafuud ay kala hoggaaminayaan madaxweynayaasha dawlad-goboleedyada Jubbaland Axmed islaan Axmed madoobe iyo Koofur-Galbeed Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa maanta lagu soo dhaweeyey magaalada Garoowe, ayagoo ka qeyb galaya shir dowladda...
Read moreBoqol (100)Ruux oo ka mid ah dadka aragga la’ ee ku nool magalaada Caasimada ah ee Muqdisho ayaa maanta maamulka iyo ardada jaamacadda SIMAD u qaybiyeen ulaha loogu talo galay...
Read moreRa’iisal wasaare ku xigenka xukumadda Federaalka ah ee Soomaliya mudane Maxamed Cumar Carte oo ka mid ahaa dadkii ku dhawacmay qaraxii 20-kii February ee sanadkaani ka dhacay masjid ku yaalla...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho