Dowladda Kuwait oo si adag u cambaareysay faragelinta Yahuudda ee Soomaaliya
Dowladda Kuwait ayaa si adag u cambaareysay faragelinta ay Yahuuddu ku hayaan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyadoo tallaabadaas ku tilmaantay mid si toos ah u dhaawacaysa madaxbannaanida, midnimada, iyo wadajirka dhuleed...
Read more











