Wasiirka Waxbarashada XFS oo la kulmay Madaxa USAID u qaabilsan Waxbarashada iyo Caafimaadka+Sawirro
Wasiirka wasaaradda waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulahi Goodax Barre ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Madaxa hay’adda USAID u qaabilsan adeegga bulshada, gaar...
Read more











