Madaxweyne Farmaajo oo qaabilay wafdi ka socday dowladda Masar+Sawirro
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa qaabilay wefdi ka socda dowladda Maser oo soo gaarsiiyey dhambaal hambalyo ah oo ay uga sideen dhiggiisa dalkaasi. Wefdiga uu qaabilay madaxweynaha J.F.S Mudane Maxamed...
Read more











