Heshiis nabadeed oo ay gaareen beelo ku dagaalamay deegaanno ka tirsan gobolka Sh/hoose
Guddoomiyaha Gobolka Sh/Hoose Mudane Ibrahim Aadan Cali ayaa shaaca ka qaaday in heshiis nabadeed ay gaareen labo beelood oo dhawaan ku dagaalmayay gobolka S/hoose. Isagoo u warramayay Wakaalada Wararka Somaliyeed...
Read more











