Shirkii ka socday magaalada Istanbuul ee Dalka Turkiga ayaa goor dhow la soo gaba gabeeyay islamarkaana looga hadlayay arrimaha Soomaaliya, oo ay ka qeyb galayeen madaxda Soomaaliya, iyo wadamada taageera...
Read moreDiyaarad nooceedu uu yahay BAE 146 oo qaada boqol iyo labaatan qof oo ay leedahay shirkada diyaaradaha ee Daalo, iyo Jubba islamarkaana ay saarnaayeen rakaab ka yimid dalka Djabouti ayaa...
Read moreGuddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa khudbad ka jeediyey shirka madaxda Baarlamaannada dowladaha carabta uga furmay magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar. Shirkan oo ka dhacaya...
Read moreCutubyo ka tirsan ciidanka XDS iyo kuwa AMISOM ayaa si buuxda ula wareegay deegaannada la isku yiraa Shanta tuulo oo ka tirsan gobolka Shabeellaha dhexe. Ciidamada ayaa si nabadgelyo ah...
Read moreWasiirka Xanaanada Xoolaha Soomaaliya ayaa la kulmay wasiirka Bii’ada iyo isbedelka Cimilada & Xoolaha ee dalka isutaga Imaaraadka(UAE). Kulanka oo ka dhacay xarunta wasaaradda Bii’ada iyo isbedelka Cimilada & Xoolaha...
Read moreGiriigga ayaa cabasho rasmi ah ka gudbiyey Austria, go'aanka ay ku gaartay inay marti galiso kulan ay yeeshaan dalalka galbeedka Balkanka oo ku saabsan mushaakilka muhaajiriinta, ayadoo aan lagu darin...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan ayaa kulan gaar ah ku yeeshay magaalada Istanbul. Labada hoggaamiye ayaa ka wadahadley xoojinta xiriirka...
Read moreGuddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar halkaasi oo uu maalinnimada berrito ah uu ka furmi...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho