Madaxweynaha oo soo dhoweeyay daah-furka kulamada madasha looga hadlayo hannaanka doorashada sannadka 2016-ka oo maanta dalka oo dhan ka bilowday
Muqdisho, 16 November 2015: Wadatashiyada looga hadlayo hannaanka doorashada sannadka 2016-ka ayaa maanta ka bilowday guud ahaan dalka Soomaaliya. Wadatashiyada ayaa lagu qabanayaa magaalooyinka Muqdisho, Baydhabo, Kismaayo, Garowe iyo Cadaado,...
Read more











