Soomaaliya oo si cad u diidday faragalinta Israa’iil
WAR SAXAAFADED. FAAFIN DEG DEG AH Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo Diidday Tallaabo Israa’iil Ku Wajahan oo Wax u Dhimaysa Madaxbannaanideeda iyo Midnimadeeda Dhuleed ee Soomaaliya. Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag...
Read more











