Wasiirka Batroolka XFS oo Cape Town kulan la qaatay maalgashadayaal caalami ah
Cape Town – Koonfur Afrika: Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daahir Shire Maxamed, ayaa kulan miro-dhal ah kula yeeshay magaalada Cape Town madax ka socotay...
Read more











