Golaha Shacabka oo ansixiyey Hindise Sharciyeedka Tacliinta Sare ee dalka
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa ansixiyay Hindise Sharciyeedka Tacliinta Sare ee Qaranka oo Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta Sare ay soo gudbisay, waxaana ogolaatay 140 Xildhibaan,...
Read more