Soomaaliya iyo Jabuuti oo kala saxiixday heshiis is-afgarad muhiim ah
RADIO MUQDISHO: Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa xarunta Wasaaradda Arrimaha ee magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Dowladda...
Read more










